Bandhig Tv

Bandhig Tv Ku so dhawoow Bandhig Tv oo kala soco wararka Somalia oo ku saleesan xogo sugan oo xaqiiq ah

22/02/2024
Allow kala Qabooji Subxannalaah๐Ÿ˜ฅ
29/05/2023

Allow kala Qabooji Subxannalaah๐Ÿ˜ฅ

Waxaa isir sifeen aan indhaha laga qarsan karin ka socotaa ๐˜๐š๐š๐ช-๐๐ข๐ซ๐ข๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž taas oo ay wadaan Beesha ๐’๐ก๐š๐ง๐œ๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฆ๐จ๐จ๐ wexeyna beesha ๐†๐š๐š๐ฅ๐ฃ๐ž๐œ๐ž๐ฅ ka si feenayaan dhamaan tuulooyinka hoos yimaada ๐˜๐š๐š๐ช-๐๐ข๐ซ๐ข๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž .

Muuqaalo iyo sawiro la soo dhigay baraha bulshada ayaan aad ugu naxay waxaana halkaas ka socda qax fara badan iyadoo la arkayay dadka shacab ah oo qaxaya halka muuqaalada qaarna ay ku jureen tuulooyin dab la qabad siiyay horey ayeey isir sifeenta socota mid lamid looga soo saaray Beesha ๐†๐š๐š๐ฅ๐ฃ๐ž๐œ๐ž๐ฅ Degmada ๐–๐š๐ง๐ฅ๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง.

yaab badnaa kk
20/05/2023

yaab badnaa kk

14/05/2023
Erdogaan haloo duceeyo Gaalo dhanaa iskugu tagtaye ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฅ
14/05/2023

Erdogaan haloo duceeyo Gaalo dhanaa iskugu tagtaye ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฅ

13/05/2023
Aan u duceeno Erdogan caawa duco ayuu naga mudanyahay insha Allah guulbaan u rajeyneynaa
13/05/2023

Aan u duceeno Erdogan caawa duco ayuu naga mudanyahay insha Allah guulbaan u rajeyneynaa

06/05/2023
29/04/2023

DEG DEG:RW Xamse Barre oo Fashiliyay Mooshinkii Xilka looga tuuri rabay Beesha Calamka oo Cali Jeyte balan qaad u sameesay iyo xalka laascanood

18/04/2023

Allahu Akbar dad gaaraya 20,000,000 (Labaatan Milyan) ayaa yimid magaalada Makka si ay u cimreystaan ๐Ÿ˜ข Allow qof walba oo muuqaalkaan Share gareeyo sanadka danbe wuxuu ku farxo sii oo xajka kow ka yaha๐Ÿคฒ.

07/04/2023

Dood adag oo waxba leysku reeban oo dhax martay wariye Cabdalle Muumin iyo Abdinasir Solla.

26/03/2023

DEG DEG:Somaliland oo war kasoo saartay dagaalkii maanta ee laascaano iyo cidda hoggaamineysay.

22/03/2023

Generalka Reer Hiraan oo kabaha la dulmaray Xilguntade iyo Waziirka Cadaalada kana hadlay xaqiiqda arimaha AS shaaciyeen.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay iska kaashadeen ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa Nabad Sug...
19/02/2023

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay iska kaashadeen ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa Nabad Sugidda ee qaybta Waliyow Cadde oo xalay laga sameeyay gudaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir.

Howlgalkan ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ahaa maamullada degmooyinka ee qaybta Waliyow Cadde, sida Waabari, Hodan, Howlwadaag iyo Xamarjajab ee gobolka Bnaadir.

Ujeedka howlgalkan ayaa ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga degmada Waabari oo ay horay uga dhaceen falal amni darro, kuwaas oo ay kamid yihiin dilal qorsheysan iyo qaraxyo.

Howlgalkan ayaa waxaa loogu magac daray (Garan-waa), waxaana lagu beegsanayaa xubnaha Al-Shabaab ee ku dhex dhuumaaleysanaya gudaha magaalada Muqdisho.

๐Š๐จ๐จ๐จ๐ฑ๐๐š ๐€๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐›๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ ๐ซ๐š๐ ๐ข๐ข ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐†/๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ.Kooxda AS ayaa warbaahintooda ku...
03/02/2023

๐Š๐จ๐จ๐จ๐ฑ๐๐š ๐€๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐›๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ ๐ซ๐š๐ ๐ข๐ข ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐†/๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ.

Kooxda AS ayaa warbaahintooda ku baahisay wareysi ay ka qaadeen mid kamid ah ragii weerarka fuliyay, ninkan ayaana sheegay in uu sannado badan kooxdan katirsanaa kuna faraxsan yahay weerarka uu fulinayo.

Ninkan ay AS baahiyeen wareysiga ay ka qaadeen ayaa magaciisa kooxda ku sheegay Nuur Maxamed Suleymaan (Cabdi-Qani) oo kasoo jeedo Gaaljecel.

AS ayaa inta badan baahisa wareysiyo ay ka duubaan xubnaha weerarada ismiidaaminta ah fuliya, waxaana mararka qaar AS dhacda in aysan baahin weerarada ka fashilma iyo kuwa shacabka ku dhammaadaan.

06/01/2023

Deg Deg:Kooxda Al-Shabaab oo xaqiijisay inee dagaalkii Beelweynta Xawaadle la galeen ay aad ugu jabeen.

04/01/2023

Qarax Degmada Maxaas ka dhacay intii ku dhimatay Allah caafiyo inta dhaawacana Alle ha u saqiro Khawaarijti wexey bilaabeen in Habeenkii ay u badaleen Qarxyada madaama shacabku qabanayaan maalintii

Alle mahadii saakay wiilashii Mujaahidiinta ee joogay beerxaano wexey cagta mariyeen Khawaarijtii Alshabaab ciidamada dh...
08/12/2022

Alle mahadii saakay wiilashii Mujaahidiinta ee joogay beerxaano wexey cagta mariyeen Khawaarijtii Alshabaab ciidamada dharcadka ee Khawaarijta ku dhax leenahay ayaa maalin ka hor soo gudbiyay xogta weerarka saaka.

2Maalin ayeey ciidamo ka soo daabulayeen Ilaa baydhabo webiga weyn ayeeyna dooman ka soo raaceen laakiin Mujaahidiinta Beerxaano jooga ayaa jilbaha u aasay firxadkooda iyo baqtigooda ayaa bilqan.

Wexey weerarka ku soo qaadeen 900 oo khawaarijta ah waxaana raacdeestay 100 wiil oo dhiiranayaasha Yabardige ah Insha Allah sawirada waxaan soo dhigindoonaa Telegramka waxyar kadib hadii Alle idmo halkaan lama soo dhigi karo Khawaarijta waa jabtay Alle fadligii.

Khawaarijtu markii ay waayeen si ay u kala asturaan Maydadka xubnaha looga laayay Howlgalada ciidanka Qaranka ay ka wada...
08/12/2022

Khawaarijtu markii ay waayeen si ay u kala asturaan Maydadka xubnaha looga laayay Howlgalada ciidanka Qaranka ay ka wadaan Shabeellaha Dhexe waxay ku shubeen Godad Waawayn, ayaga oo aanan kala saarin.

Waxaa la arkayay Askarta ciidanka Xoogga Dalka oo Sanka ka qabsaday urta Maydadka Khawaarijta maanta markii ay gaareen dhulka Howdka ah ee ku yaala degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.

29/11/2022

Wiil ๐€๐›๐ ๐š๐š๐ฅ oo caan ah ayaa runta u sheegay madaxda ๐€๐›๐ ๐š๐š๐ฅ ee uu ka dhashay iyo guud ahaan beeshiisa isagoo ka xanaaqay in 2022 iyadoo la joogo ay ๐€๐›๐ ๐š๐š๐ฅ isbaaro u taalo.

Adresse

Strasbourg

Notifications

Soyez le premier ร  savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Bandhig Tv publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisรฉe ร  d'autres fins, et vous pouvez vous dรฉsabonner ร  tout moment.

Vidรฉos

Partager


Autres Chaรฎne de tรฉlรฉvision ร  Strasbourg

Voir Toutes

Tu pourrais aussi aimer