Raisal wasaare Hamse ayaa mudo 40 cisho ah wali aan soo dhisin xukuumadiisa waxaana dadka soomaaliyeed iswaydiinayaan caqabada haysata Raisal wasaaraha oo uu lasoo dhisi la’yahay xukuumada iyadoo dalka ay kusoo badanayso amaan daro weyn sida gobolada baay,bakool,shaver laha hoose iyo waliba caasimada oo ay ka bilowdeen ciyaal gaagis ah oo dadka dilaya dhacayana.
Waxaa sidoo kake dalka ka jirta abaar aad u adag oo laga cabsi qabo inay isu badasho macaluul ay dad badan u ledaan.
Iyadoo howlaahas ay jiraan ayaa hadana madaxweyanaha iyo Raisal wasaaruhu ay ku adkaatay dhismaha xukuumada cusub.
Madaxweyne Xasan Sheikh maxamud iyo Raisal wasaare Abiy axmed oo lawada hadalsiinayo.
#CalankaaguHibo #CiidaaduWaaHodan
#BarafMalehDhulkeenu
#26juun🇸🇴 #1july🇸🇴27juun🇩🇯
#MaalmahaXoriyaddaSoomaaliyeed🇸🇴🇩🇯
Plz #Follow #Share and #like
Dilkii Ikraan Tahliil Waxaa ka danbeeyay Raisal wasaare Rooble,Agaasimihaha Hada NiSA mahad salaad iyo Wasiir kuxigeenka warfaafinta Abdirahman alcadaala Ayuu yiri Agaasimihii hore ee NISA fahad yaasiin
Gaylan Media
Khudbadii uu xaflada Caleema saarka Madaxweynaha cusub xasan Sheikh uu ka jeediyay madaxweynihii hore Farmaajo.
@AashaaSoco @dhulkaInkuguFilan
@Dabeecadiyodadladhaqan yeelo.
🤟
@follow @midsomali @Like @Share
Mogadishu | 16-kii xildhibaan ee lagu doortay magaalada labaad ee goob doorashada jubbaland Garbaharay ayaa caawa lagu dhaariyay SYL Hotel kadib markii galabta Hotel Airport lagu dhaariyay 16-kii lagu doortay Degmada Ceelwaaq ee isla gobolka Gedo.
Lama oga midka si saxa uga qayb noqon doona Golaha shacabka kadib markii Madaxweynaha JFS Farmaajo uu digreeto ku cadeeyay inaanay sax ahayn labada doorasho ee is feer yaacaa ee gobolka Gedo.
Iyadoo 27-Apr lagu wado inay qabdoomto doorashada Gudoonka Golaha shacabka.
Musharax Hassan Abdi noor oo ah Musharaxa ugu cadcad Musharaxiinta u tartamaysa Gudoomiyaha Golaha shacabka.