12/11/2024
1- Ma ogtahay: Sonkortu ma laha taariikh dhicis ah, sababtoo ah kuma jirto dufan.
2- Ma ogtahay: Hal qof ayaa cabba labo tan oo biyo ah sanadkii.
3- Ma ogtahay: Harada ugu saafisan aduunka waa harada McDonald, Montana, oo ah haro cusub oo ka dhalatay dhalaalka barafka.
4- Ma ogtahay: Caaradu ma jecla dhiiga bini'aadamka, sidaa awgeed malaha wax sabab ah oo ay kuugu soo dhawaadaan inta aad huruddo.
5- Ma ogtahay: Xariijimaha Jidhka Zebra-ga in ay la mid yihiin Farahaaga oo kale, in aanay jirin laba dameer oo isku mid ah.
6 – Ma ogtahay: Gorayadu waxa ay noolaataa ilaa 75 sano, wayna sii tarmi kartaa ilaa ay ka gaadho 50 jir.
7- Ma ogtahay: Qudhaanjadu marka ay hindhiso ayaa miyir doorsooma
8-Hurdada 9 saacadood iyo ka badan maalintii waxay ku keentaa hurdo badan waxayna kordhisaa halista wadne xanuunka.
9-Maskaxda bini aadamka waxay isticmaashaa tamar u dhiganta tamarta ay isticmaasho guluubka 20-watt ah.
10- Ha ku socon Lugtaada hana ku Tiirin gacantaada marka ay caajis tahay waxaana laga yaabaa inay jabto adigoon ogeyn.
11-Ma awoodid inaad xasuusato 95% riyadaada sababtoo ah isbedelada qaar ee maskaxda ku dhaca xilliga hurdada oo aan ogolayn in la keydiyo qayb badan oo xog ah.
12- Dimples wejiga, inkastuu dadka qaar u arka inay qurux badan yihiin, marka laga eego dhanka caafimaadka, waxaa lagu tiriyaa muruq qalloocan.