SOM TV DEATH HAS NO AGE Entertainment

wiilkaan  oo muddo ay isku haysteen labo reer ayaa maanta  lagu Wareejiyay  Cidii Gadaal Kasoo Sheegatay, Waxaana Go,Aam...
03/12/2023

wiilkaan oo muddo ay isku haysteen labo reer ayaa maanta lagu Wareejiyay Cidii Gadaal Kasoo Sheegatay, Waxaana Go,Aamiyay DNA Wilka Baritaan Lagu Sameeyay.

Cidii Wilkaan Mudada Soo Hayay Wilkooda Ku Qalday Allaha Ajar Hakasiyo Badal Qayr qabo allaha Siiyo.

Wiilkaan Dhalinyarada Ah Aan Udueyno Alle Cafimaad Inuu Siiyo.

GOOOOOOOOOOOOOL SOMALIA 🇸🇴 CABDIXAFIID
01/12/2023

GOOOOOOOOOOOOOL SOMALIA 🇸🇴 CABDIXAFIID

Labadan Mohamed waa 2-da wiil Raxanweyn ugu geesisan ee hadda ku jira Baarlamaanka Soomaaliya.🙏
29/11/2023

Labadan Mohamed waa 2-da wiil Raxanweyn ugu geesisan ee hadda ku jira Baarlamaanka Soomaaliya.🙏

29/11/2023

Saasan idin rajaynaynaa hadaa sidaa kusii socotaan 2diina

29/11/2023

Siyaasi aan han la hayn, iyo Siyaasi aduun doon ahi, ma qaadi karro masiir Umaddeed.

Diyaaradda Kenya Airways ayaa dib u bilaabeysa duullimaadkeeda Nairobi- Muqdisho; iyada oo qiimaha uu noqon doono $1,050...
29/11/2023

Diyaaradda Kenya Airways ayaa dib u bilaabeysa duullimaadkeeda Nairobi- Muqdisho; iyada oo qiimaha uu noqon doono $1,050, sida warbaahinta kenya ay daabaceen.

Waa tigidhka ugu qaalisan Gewska Afrika.

Inta aynan is weydiin sida loo gaarayo guul, horta maxaa guul ah? Goormee ayaynu oran karnaa qofka bini'aadamka ah wuu g...
29/11/2023

Inta aynan is weydiin sida loo gaarayo guul, horta maxaa guul
ah? Goormee ayaynu oran karnaa qofka bini'aadamka ah wuu
guuleystay. Ama guul dhab ah ayuu gaaray.

29/11/2023

Dhalinyerta beesha ayaa weli isku buuqsan kadib markii daraad ay CV ka wada qaadeen albero iyo abduwahaab mashruucii damal caafimaad oo beeshaas 13 qof kusoo aadey.

Dhamaan dadkii ay qorteen albero iyo abduwahaab waxaa afka u dhigtey eelaay

29/11/2023

Waxaa jiro labo2 nooc oo ah:
1-Tuugo yar-yar booliska CERSADO sona qabto.
2-Tuugo waaween oo booliska ILAALIYO eena taakuleeyo.

FT: Somalia 3-0 Sudan  I Cecafa U-18 2023.Xulkeena ayaa guul muhiim ah kagaaray SudanHambalyo soomali weyn
28/11/2023

FT: Somalia 3-0 Sudan I Cecafa U-18 2023.

Xulkeena ayaa guul muhiim ah kagaaray Sudan

Hambalyo soomali weyn

Dadka waxey isugu wacaan Social media-ha " My love, my Dhiiga" iyo waxyabo kale oo lamid ah Lkn markey runta imaado oo d...
28/11/2023

Dadka waxey isugu wacaan Social media-ha " My love, my Dhiiga" iyo waxyabo kale oo lamid ah

Lkn markey runta imaado oo dhiig loo baahdo
Dhiigaas wuu qalalaala 😅

Gool: Somalia 2-0 Sudan  I Cecafa U-18 2023.
28/11/2023

Gool: Somalia 2-0 Sudan I Cecafa U-18 2023.

HT: Somalia 1-0 SudanMaanta waa maalinkii Guusha insha allaah 🇸🇴
28/11/2023

HT: Somalia 1-0 Sudan

Maanta waa maalinkii Guusha insha allaah 🇸🇴

28/11/2023

DEGDEG: Soomaaliya ayaa ka adkaatay Sudan, Ciyaar ka dhacday Nairobi. Qeybta h**e waa Soomaaliya oo guushu ku raacday 1 iyo Sudan 0.

Qeybta Labaad ee Ciyaarta ayaa la filayaa Soomaaliya oo keenta Natiijo intaas kasii badan.

Idiris Bilaal Ayaa dhaliyay goolka Xulkeena.🇸🇴🇸🇴Insha allaah guusha waa Somalia
28/11/2023

Idiris Bilaal Ayaa dhaliyay goolka Xulkeena.🇸🇴🇸🇴

Insha allaah guusha waa Somalia

𝗗𝗲𝗴 𝗱𝗲𝗴 𝘀𝗵𝗶𝗿 𝘄𝗲𝘆𝗻𝗲  𝗮𝘆 𝗶𝘀𝗸𝘂𝗴𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗲𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗰𝘂𝗾𝗮𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗰𝘂𝗹𝘂𝗺𝗮𝗮 𝘂𝗱𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗯𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝘆𝗮𝗻𝘁𝗮𝗮𝗿 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾...
28/11/2023

𝗗𝗲𝗴 𝗱𝗲𝗴 𝘀𝗵𝗶𝗿 𝘄𝗲𝘆𝗻𝗲 𝗮𝘆 𝗶𝘀𝗸𝘂𝗴𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗲𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗰𝘂𝗾𝗮𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗰𝘂𝗹𝘂𝗺𝗮𝗮 𝘂𝗱𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗯𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝘆𝗮𝗻𝘁𝗮𝗮𝗿 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗺𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼 𝘂𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮
𝗞𝗮𝗹𝗮 𝘄𝗮𝗿𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗼 ,𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝘂𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲𝗻 𝘅𝘂𝗾𝘂𝘂𝗾𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗴𝗮𝗺𝗮𝗾𝗮𝗻 𝗗𝗙𝗦 𝗜𝗬𝗢 𝗸𝗮𝗻 𝗞𝗚𝗦
𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘂𝘂𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮𝘆 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮 𝗴𝗮𝗿𝘁𝘆 𝗶𝗻 𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻 𝘀𝗮𝗻𝗲𝗻 𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗶𝘆𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘂𝘁𝗮𝗮𝗴𝗮𝗻 𝗶𝗻𝗲𝘆 𝗱𝘂𝘂𝗱𝘀𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝘅𝗮𝗾𝘂𝘂𝗾𝗱𝗮 𝗯𝗲𝗲𝗹𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝘆𝗮𝗻𝘁𝗮𝗮𝗿𝗲𝗱
𝗞𝘂𝘄𝗮𝗮𝘀 𝗼𝗼 𝗸𝘂𝗺𝗮𝘁𝗮𝗹𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗞𝗚𝗦
𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝗮𝗮𝗹𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝘅𝗶𝗹𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗰𝗮𝗯𝗱𝘂𝗵𝗮𝗮𝗯
𝗟𝗮𝘄𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗶 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗺𝘂𝘀𝘂𝗾 𝗺𝗮𝗮𝘀𝘂𝗾 𝗯𝗮𝗹𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗮𝗵 𝗯𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘁𝗮𝗹𝗮𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝘆𝗮𝗻𝘁𝗮𝗮𝗿

28/11/2023

Adigoo og in Wabi Shabeele inu ku dhamaado BADDA,
Haddaad, ku taliso inuu dib u soo noqdo kuna dhamaado BUURAHA uu ka yimid, waa talo xumo siyaadadeed.

28/11/2023

War hor dhac ah ayaa sheegaya in xilka laga qaadi rawo waziirka duulista hawada maamulka koon fur galbet xassan Aaalbaro

27/11/2023

Sidaa rabto uqaado dhankaa doonto la aad ;

27/11/2023
27/11/2023

Kaley cidbuu matalaa oo mesha u fadhiya !!!

27/11/2023

Qof ixtiraam iyo qadarin kuu muujiyaa wuu kaala qiimo badan yahay qof adduun ku siiyey.'' Sh. Mustafe X. Ismaaciil.

27/11/2023

Sida loo soo dhawayn doono xildhibanada besha ee { KGS} december 2024 insha Allah

Waxaan Hadda  Ogaaday  Dhibaatada  Beel Weyta  Yantaar Heysto!Hal Beel Oo  3 Malaaq  Guud Leh😁1 Malaaq Cabdikariin ibrah...
27/11/2023

Waxaan Hadda Ogaaday Dhibaatada Beel Weyta Yantaar Heysto!

Hal Beel Oo 3 Malaaq Guud Leh😁

1 Malaaq Cabdikariin ibrahim ibrow Oo Ku Magac dheer Malaaq Cunaay😁 Waa Malaaqga Guud Ee Beesha Wuxuu Jooga Mogadishu ‼

2 Malaaq Cali Xasan Cali Oo Ku Magac dheer Malaaq Ma Oshi😁 Waa Malaaqga Guud Ee Beesha Wuxuu Jooga Baydhabo ‼

3 malaaq Cabdirasaaq Oo Ku Magac dheer Malaaq Shaleedey😁 Waa Malaaqga Guud Ee Beesha 😁 Wuxuu Jooga Idaale iyo Hagarka‼

Marka Suaasha is weydinta Mudan Ayaa waxey Tahay 1 Beel Ma Lahaan Kartaa 3 Malaaq Ee Guud!?

Masaajidka Ciyaarta Ka daaya Ee Malaaq Lala Xisaabtami Karo Hala Keeno Mahadsaniidin ‼
W/Towfiq

Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka H...
27/11/2023

Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka HANNAANKA DIYAARINTA HIIGSIGA QARNI-JIRKA SOOMAALIYA EE 2060-ka.

Shirkan oo soo qaban-qaabiyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka, socon doonana muddo 2 maalin ah ayaa waxaa ka qayb galay mas'uuliyiin ka socota dowladda federaalka, dowladaha xubnaha ka ah iyo saaxiibada beesha caalamka ee sida gaarka ah u taageero Soomaaliya.

Inta shirkan socdo, waxaa dhico doono dooda u badan sida lagu gaari karo 2060-ka Soomaaliya oo dhaqaalo ahaan isku fillan.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeel...
27/11/2023

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam oo uu wehliyo Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si wadajir ah xarigga ugu jaray Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo hab casri ah loo dhisey.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyey dedaalada Maamulka Jubbaland ee dib loogu dhisayo xarumaha Caafimaadka iyo kaabayaashooda, maadaama Caafimaadku yahay kan ugu muhiimsan adeegyada ay u baahi qabaan guud ahaan bulshadeena Soomaaliyeed.

Dhanka kale Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Caafimaadka ayaa booqday Isbitaalka guud ee Magaalada Kismaayo oo ay ku jireen bukaano kala duwan oo lala tacaalayey xaaladahooda Caafimaad iyagoo u kuur galey xaaladaha ka jira Isbitaalka iyo caqabadaha ku hor gudban adeegyada Caafimaad ee ay u baahan yihiin bulshada Magaalada Kismaayo iyo guud ahaan deegaanada Jubbaland.

■Qosol Qalalan,●Qorsha wada Qarsoon,●Qiira-Gelin Qaawan,■MARIID MALAB ku Qooshkaan,Walee qabiikii  naafeey
27/11/2023

■Qosol Qalalan,
●Qorsha wada Qarsoon,
●Qiira-Gelin Qaawan,
■MARIID MALAB ku Qooshkaan,Walee qabiikii naafeey

Xildhibaan albiro iyo  xuquuqdi besha
27/11/2023

Xildhibaan albiro iyo xuquuqdi besha

Deg deg Waxaa lasoo warinayaa in buuq fara badan uukataganyahy adeegaDhambaal caafimad kaas oo ah barnaamish loogu talag...
27/11/2023

Deg deg
Waxaa lasoo warinayaa in buuq fara badan uukataganyahy adeega
Dhambaal caafimad kaas oo ah barnaamish loogu talagaly Digil iyo mirifle
Qaybti kusoo aaday besha yantaar oo aheyd 13 xubnood ayaa lasheegay in ay musuq masuqeyn
Wasiirka duulista iyo hawada maamulka KGS
Hassan aalbaro
Iyo xilibaan abduhaab
Lawada masuul ayaa kasoo jeeda besha ay musuqmaasuqeyn ee yantaar
Waxaa wax aad loogu xumaado ah in musuq maasuq iyo awood dawladed loo adeegso wax wada qaybsiga

Adresse

82 Avenue Clemenceau
Besançon
25000

Téléphone

+252617498197

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque SOM TV publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à SOM TV:

Vidéos

Partager


Autres Créateur de vidéos à Besançon

Voir Toutes