NAJIB RAZAK

NAJIB RAZAK Somalinimo iyo midnimo. Content creator and journalist.
(1)

04/09/2024

Film|| Markab nooca raaxada ah ayaa waxaa soo weeraray bahal aad u weyn kaas oo cunay dhammaan rakaabkii saarnaa.

Hooyo xabiibo cusmaan waxaa ka xanuunsan  wilkeeda waxaa kasoo baxay labada garab dhaxdooda( buro) aad weenMa heysato wa...
30/08/2024

Hooyo xabiibo cusmaan waxaa ka xanuunsan wilkeeda waxaa kasoo baxay labada garab dhaxdooda( buro) aad ween

Ma heysato waxeey isbitaal ku geeso wilku waa (agoon ) oo aabihiis wuu dhintay hooyo xabiib halkaas wiil ayaa ujoogo aduunka asna wuu xanuun San yahay walal ku sadaqeesano waxad awoodo 0 6 1 3 0 6 7 7 2 5

29/08/2024

Film| Wiilkaan Wuxuu U Safrayaa Sucuudiga Si Uu Uga Soo ShaqaystoLkn Adoon Ayayba Ka Dhiganayaan|

24/08/2024

MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 5 AAD

23/08/2024

MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 �XALQADDA 6 AAD

23/08/2024

“Ninka ii duceeyow Ilahay ku Darajee…”Abwaan Hadraawi AHUN.

Waa Xabaashi AHUN Abwaan Hadraawi aynu u wada ducayno Dhammaanteen.

22/08/2024

Yaa Ka Xun Qof Nuucaan ah? | Sheekh Mustafe • Muxaadaro Quluubta Gilgishay

22/08/2024

GEERIDA|| Sheikh mustafa||.

22/08/2024

Dhiirigalin! 𝐍𝐚𝐟𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 Kor U Qaad .. ⭐️ Sheekh Mustafe👉 5 Qiso Oo Cajiib Ah

22/08/2024

Hooyo Aasiya oo ka dareen celisay sidii ay bulshada Soomaalidu ugu kacday, gabay kalena Tirisay.

Xikmadaha Laga Diiwaan Geliyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Qaar Ka Mid Ah.1- " Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay ma...
20/08/2024

Xikmadaha Laga Diiwaan Geliyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Qaar Ka Mid Ah.

1- " Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo".

2- " Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa".

3- " Inaad noqoto qof hami leh, han leh, hiigsi leh, oo hiraal u muuqdo waa lagama marmaan".

4- " Dad baa dibadda ka qurux badan, guriga markay soo galaana bahal ah , qofka aad nolosha isku darsateen iyo caruurtaad dhashay inaad ku xumaato, dibadana nin fiican oo laga yaqano hebel la yiraahdo noqotid wax fiican ma aha".

5- " Dunida dadka isdila iyaga ugu badan reer galbeedku, meeday barwaaqaada ay sheegaayaan " ?

6- " Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iiibsan karto, dawladuhuna laaluushi karaan, kaasi aqoonyahan ma aha ".

7- " Gool baa la dhaliyeey maxay noloshaada ku soo kordhisay. "

8- " In Hooyo la noqdaa waxay ka Qurux badan tahay inaad noqoto injineerad ".

9- " Nin walba qabiilkiisa inta la dulmiyay buu ogyahay, laakiin se ma oga intay dulmiyeen ee aay Aakhiro u direen ".

10- " Quraanka haddii aad akhrido, qof Rabigii u waramaayo ayaad tahay bal qiyaas Rabigaa oo kula hadlaaya oo ku waramaaya.

koriso, kaafiso, kolkooliso iyo kaydka nolosho - Hooyo wax walba ah, waa hooyada Soomaaliyeed.📸 Caska
20/08/2024

koriso, kaafiso, kolkooliso iyo kaydka nolosho - Hooyo wax walba ah, waa hooyada Soomaaliyeed.

📸 Caska

05/08/2024

Omar bar bar ugu dambayn wuu soo hadlay daawo muqaalkiisa.

Kii Rag ahaa wa jabay sanadkaan yaab iyo amakaag😳
25/07/2024

Kii Rag ahaa wa jabay sanadkaan yaab iyo amakaag😳

Sawirkani wa dhab lkn qalbiyada rer barcelona uma fiicna🙄😂
16/07/2024

Sawirkani wa dhab lkn qalbiyada rer barcelona uma fiicna🙄😂

Ronaldo ugu danbayn wa macasalameyay EURO👋
05/07/2024

Ronaldo ugu danbayn wa macasalameyay EURO👋

04/07/2024

Sirta kadanbeysa in asnaamtu dhaqdhaqaaqaan | maxay dadka u caabudaan dhagaxaantan😨🤔|| mo hakiimi

03/07/2024

Sidee Loo Maalgashataa Cryptocurrency | How To Invest Cryptocurrency.

02/07/2024

MA AAMINAYSID || YOUTUBERS KA SOMALIDA IYO DHAQAALAHA AY KA SAMEEYAN YOUTUBE.

In ka badan 1.5 Milyn oo Muslimiina ayaa maanta taagan buurta Carafa.Carafa waa buurtii uu Nebi Maxamed NNKH uu ka jeedi...
15/06/2024

In ka badan 1.5 Milyn oo Muslimiina ayaa maanta taagan buurta Carafa.

Carafa waa buurtii uu Nebi Maxamed NNKH uu ka jeediyey khubaddiisi ugu dambaysay iyo bartii ay ku soo degtay Aayaddii ugu dambaysay Quraanka Kariimka ah.

Khubadda maanta laga akhriyayo buurta Carafa waxa lagu tebinaya 20 luuqadood oo kala duwan.

Cimilada ayaa la soo werinayaa in ay aad u kulushahay maaddama oo xilligani uu yahay wakhti Xagaa ah oo uu aad u sarreeyo heer kulka dalalka Khaliijku.

Hal fariin u reeb madaxweynaha somalia.Xasanow maytida aad qabrigooda kaso fagatay kadibna iyago mayd ah ad canshurayso ...
11/06/2024

Hal fariin u reeb madaxweynaha somalia.

Xasanow maytida aad qabrigooda kaso fagatay kadibna iyago mayd ah ad canshurayso ilaahay uga baq.

RASMI⚪️
03/06/2024

RASMI⚪️

Baaba jiis noole ka been badan o ka nahaabsan majiro waxaan se la yaabanahy dadka lacagaha raba inay u uruuriyan adeeray...
02/06/2024

Baaba jiis noole ka been badan o ka nahaabsan majiro waxaan se la yaabanahy dadka lacagaha raba inay u uruuriyan adeerayalow masaakinta u baahan siiya lacagta.🤌

Hambalyo mr Ogaansho  1M oo qof inay kusoo raacan kuna qancaan waxayaabaha aad so gudbiso maahan howl fudud. Hambalyo Us...
29/05/2024

Hambalyo mr Ogaansho 1M oo qof inay kusoo raacan kuna qancaan waxayaabaha aad so gudbiso maahan howl fudud. Hambalyo Ustaad.

26 may maanto kale 2021 waxa burco ku geeriyooday AHUN Jilaaagi Sooraan Ismaaciil Sugule.Hal mar aynu u wada ducayno Soo...
26/05/2024

26 may maanto kale 2021 waxa burco ku geeriyooday AHUN Jilaaagi Sooraan Ismaaciil Sugule.

Hal mar aynu u wada ducayno Sooraan.

Hambalyo City horyaalki 4aad oo xidhiidh ah tariikhda marki ugu h**eysay england🏆
19/05/2024

Hambalyo City horyaalki 4aad oo xidhiidh ah tariikhda marki ugu h**eysay england🏆

Foden 2 -0 khalaas samra rer arsenalow🔥👏
19/05/2024

Foden 2 -0 khalaas samra rer arsenalow🔥👏

Foden Bom🔥 1-0 durba😳💀
19/05/2024

Foden Bom🔥 1-0 durba😳💀

Arsenal see dareemaysin caawa si hoose igu warama wan idin la dareemaya xanuunkee😂💔
14/05/2024

Arsenal see dareemaysin caawa si hoose igu warama wan idin la dareemaya xanuunkee😂💔

BREAKING 🚨 Hanadwalla Bwana ayaa ogolaada inuu matalo qaranka Soomaaliya, waxaana la filayaa inuu kasoo muuqdo liiska xu...
13/05/2024

BREAKING 🚨 Hanadwalla Bwana ayaa ogolaada inuu matalo qaranka Soomaaliya, waxaana la filayaa inuu kasoo muuqdo liiska xulka ee ka hor imaanaya Mozambique & Botswana horaanta June.

“Waa la hubaa wuu imaan doonaa, waan u yeernay wuuna ogolaaday qorshaha xulka” ayuu yiri masuul ka tirsan saraakiisha qaabilsan arrimaha xulka.

Xulka Somaliya ayaa 7-da June la balansan dhigiisa Mozambique kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Adduunka 2026 ee dalalka Afrika.

Mar kale 10-ka June wuxuu qarankeena la ciyaari doonaa Botswana, waana laba kulan oo la filayo in Somaliya ay dhibco soo hesho.

Saraakiisha qaabilsan arrimaha qaranka ayaa warkaan ii xaqiijiyay, xiddigaan ayaa dhawr jeer oo h**e looga wacay qaranka, balse ma suuragalin.

Sideed u aragtaa? 👇🏾

Xigasho Abdirashid Mohamud Nor .

Osoite

Tallasvagen 5H38
Vöyri
66800

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita NAJIB RAZAK :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Ota Yhteyttä Yritys

Lähetä viesti NAJIB RAZAK :lle:

Videot

Jaa

Kategoria


saatat pitää myös