Toosh tv

Toosh tv hanad

05/01/2025

: DEG. XARAAREY VS DEG. GURADHAAMOOLE.

03/01/2025

: DEG. AYSHACA VS DEG. GURADHAAMOOLE.

Waxaa magaalada Jigjiga ka qabsoomay orod ay ku loolamayeen dhallinyarada oradyahannada Soomaalida Geeska Afrika.Tartank...
15/12/2024

Waxaa magaalada Jigjiga ka qabsoomay orod ay ku loolamayeen dhallinyarada oradyahannada Soomaalida Geeska Afrika.

Tartankan oo ay iska kaashadeen Shirkadaha Hoka, Abdi-nageeye Foundation, PACK Running,xidhiidhka ciyaaraha fudud oo kaashanaya Xafiiska Dhallinyada iyo Ciyaaraha DDS, orodkan oo ay ku loolamayeen orodayahannada Soomaalida Geeska Afrika ayaa iskugu jiray 3km & 10km.

Orodka 10km kaalmaha sidan ayay u kala galeen oradyahannadu:
Kaalinta 1aad waxaa galay Fu'aad Siciid Cali oo ka socday Hargaysa.
Kaalinta 2aad waxaa galay Sakariye Axmed Xasan oo isna ka socday Hargaysa.
Kaalinta 3aad waxaa galay Hani Idiris Xirsi oo ka socday Jabuuti.
Kaalinta 4aad waxaa galay C/qani Maxamed oo ka socday Muqdisho.
Kaalinta 5aad waxaa galay Yaaye Ayale oo ka socday Jigjiga.
Kaalinga 6aad Waxaa galay Muxyadiin Cilmi oo ka socday Jigjiga.
Kaalinta 7aad waxaa galay Awal Aaden oo ka socday Jigjiga.
Kaalinta 8aad waxaa galay C/raxmaan Maxamed oo ka socday Hargaysa.
Kaalinta 9aad waxaa galay Aye Faarax Aye.
Kaalinta 10aad waxaa galay Aaden Muuse Oo ka socday Jabuuti

Oradka 3km:
Qeybta Ragga; kaalmaha waxay u kala galeen sidan:
1. Maxamed illeeye Bille
2. Axmed Maxamed
3. Axmednuur Cali
4. C/raxmaan Maxamed Cali
5. Iid Faarax

Qaybta Haweenka; kaalmaha waxay u kala galeen sidan:
1. Khadra Maxamed-Jabuuti
2. Ikraan Axmed-Jigjiga
3. Sumaya Cabdi Maxamed-Muqdisho
4. Samiira Cismaan-Jigjiga
5 Sumaya Kaamil

14/11/2024

Warbixinra tartabka

Wasiir ku Xigeenka Xafiiska Maaliyada DDs  ayaa Tababar Dhiiri Galin ah u qabtay Da’yarta Orad-yahanada Deeganka Somalid...
30/09/2024

Wasiir ku Xigeenka Xafiiska Maaliyada DDs ayaa Tababar Dhiiri Galin ah u qabtay Da’yarta Orad-yahanada Deeganka Somalida oo ay wahelinayaan Gudida sare ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee DDs ..

Xarunta Tababarka iyo Cilmi-baadhista Ciyaaraha ee Derartu Tulu oo xadhiga laga jaray.⨳ # #⨳⨳ # #⨳⨳ # #⨳⨳ # #⨳⨳ # #⨳⨳ # ...
18/07/2024

Xarunta Tababarka iyo Cilmi-baadhista Ciyaaraha ee Derartu Tulu oo xadhiga laga jaray.
⨳ # #⨳⨳ # #⨳⨳ # #⨳⨳ # #⨳⨳ # #⨳⨳ # #⨳⨳
July 11/2016 E. ም ም ም ም

Xarunta tababarada iyo cilmi baadhista ciyaaraha ee Derartu Tulu oo loogu magac daray madaxwaynaha federationka ciyaaraha itoobiya mudane komishineer Derartu Tulu ayaa maanta July 11/2016 xadhiga ka jaray magaalada Sululta.

Machadka waxaa lagu dhisay 1.5 bilyan oo birr wuxuuna awood u leeyahay inuu tababaro 800 oo ciyaaryahan oo 16 ciyaarood ah. Waxaa lagu dhisay hadafka ah hogaaminta isboortiga dalka si cilmiyaysan oo loo noqdo tartame caalamka.

Kaaliye komishineer Derartu Tulu aad baan ugu faraxsanahay in xarunta la ii magacaabo. Anigoo ku hadlaya magaca aniga iyo qoyskayga waan idin mahad celinayaa. Waxay dhaheen waxaan ku dadaali doonaa sidii aan u hormarin lahaa xarunta.

Madaxwaynaha dawlad deegaanka oromiya
Mudane Shimelis Abdisa, Afhayeenka Oromiya, Marwo Seada Abdurahman, masuuliyiinta sare ee dawlad deegaanka Oromiya, marti sharaf, tababarayaal caan ah iyo ciyaaryahano ayaa la caleema saaray.

Markay saacadu maraysay 90 daqiiqo ayay dhaliyeen england 🔙🆓
10/07/2024

Markay saacadu maraysay 90 daqiiqo ayay dhaliyeen england 🔙🆓

England oo finalka euro iska xaadirisay
10/07/2024

England oo finalka euro iska xaadirisay

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida, Mudane Mustafa Muxumed Cumar ayaa furay Qiimaynta Waxqabadka Xafiisyada Heer Dee...
08/07/2024

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida, Mudane Mustafa Muxumed Cumar ayaa furay Qiimaynta Waxqabadka Xafiisyada Heer Deegaan ee Sanad Miisaaniyadeedka 2016/2024 oo ka billaabatay hoolka Garaad Maxammed Dool ee xarunta Madaxtooyada ee magaalada Jigjiga.

📷SRTV

Sanad wacan 🌍
08/07/2024

Sanad wacan 🌍

08/07/2024

Sirta nolashu waa saliga nabiga scw scw scw scw scw scw zcw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

Xaflada Furitanka koobka naadiga   ayaa manta ka qabsoontay casimada jigjiga koobkan Ayaa loogu magac Daray   sheekh cal...
08/07/2024

Xaflada Furitanka koobka naadiga ayaa manta ka qabsoontay casimada jigjiga koobkan Ayaa loogu magac Daray sheekh cali Allah ha u naxariistee oo ahaa shaqsi aad ugu muhim ah Dhalinyarada, casimada

Horay u socda adinka iyo macalinkina khalid Budul

Diogo Costa ayaa xalay noqday heesigii portugal islamarkaan badbaadiyay saddex rigoore kaas oo uu kunoqday kgoolhayihii ...
02/07/2024

Diogo Costa ayaa xalay noqday heesigii portugal islamarkaan badbaadiyay saddex rigoore kaas oo uu kunoqday kgoolhayihii uh**eeyay Ee badbaadiye sadex rigoore uh**eesay Euro wareega bubaxa wuxuuna kuguulaystay ciyaaryahanka garoonka ama xidiigii ciyaarta

Kabtankii h**e ee xulka qaranka England ee John Terry ayaa wax laga xishoodo iyo ceeb ku tilmaamay tabinta BBC ee ku saa...
02/07/2024

Kabtankii h**e ee xulka qaranka England ee John Terry ayaa wax laga xishoodo iyo ceeb ku tilmaamay tabinta BBC ee ku saabsanayd rigooradii uu Cristiano Ronaldo khasaariyay kulankii Slovenia.

Ronaldo oo 39 sano jir ah ayaa waxaa gool ku laad ka badbaadiyey goolhayaha xulka Slovenia ee Jan Oblak kulankii ka tirsanaa wareegga 16-ka koobka qaramada Yurub 2024.

Yeelkeede, BBC ayaa markii ay ku soo celinaysay muuqaalka gool ku laadka uu khasaariyey Ronaldo waxa ay soo qoreen; 'Misstiano Penaldo', taasoo ka careysiisay taageerayaal badan iyo quburo dhanka ciyaaraha ah oo uu ku jiro John Terry.

Terry ayaa qeybta story-ga ee bartiisa Instagram-ka waxa uu soo dhigay sawir uu ka qaaday qoraalkii ay soo dhigeen BBC-da, waxaana uu ku soo dul qoray; "BBC tani waa ceeb".

Cristiano Ronaldo: 🗣️"Sidaad ogtahay waxaan qasaariyay rigoore laakiin waxaan doonayay inaan noqdo qofka ugu h**eeya qaa...
02/07/2024

Cristiano Ronaldo: 🗣️"Sidaad ogtahay waxaan qasaariyay rigoore laakiin waxaan doonayay inaan noqdo qofka ugu h**eeya qaata rigooraha 1aad islamarkaana dhaliya In la qaado Masuuliyadda kooxdu waa waajib isaaran Mana ahan mid ubaahan cabsi Waligay k**a baqin inaan wajaho wax walba. Mararka qaarkood waan saxaa, marna ma sameeyo oo waan khaldaa, laakiin inaan isdhiibo waa wax aadan weligaa iga maqli doonin."

Kadib soo bixitaankii 8aad ayuu waraysigan xiyay

Turkey isagana waa soo baxay waxaana uu ku aaday HollandJimcaha iyo wareega Siddeeda Germany vs Spain'Portugal vs France
02/07/2024

Turkey isagana waa soo baxay waxaana uu ku aaday Holland

Jimcaha iyo wareega Siddeeda Germany vs Spain'Portugal vs France

Samiira osman oo Ahayd oradyahan u ordaysay Dalka iyo deegaankaba Ayaa oradka hargaysa half Marathon kagashay kalinta la...
28/06/2024

Samiira osman oo Ahayd oradyahan u ordaysay Dalka iyo deegaankaba Ayaa oradka hargaysa half Marathon kagashay kalinta labaad

28/06/2024

Hargaysa half marathon

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toosh tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share