CeelCad Media Inc.

CeelCad Media Inc. In-depth, independent reporting to better understand the world. News Tips.

16/10/2024

Adigu wali Ma aragtay Cunto dhacday?
Hadaad aragtay Maxaad falcelin ah oo aad samaysay?

Puntland Shacabka ayaa kacabanaya Cuntoyin Dhacay oo kuso badanaya degaanka siiba Cuntooyinka Gasacadaysan.

Fadlan iska fiiri Marka ad wax gadanayso.

W/Q; Muktar Jama
The Puntland times

Garoowe: 16 October 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyna Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lu...
16/10/2024

Garoowe: 16 October 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyna Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa daahfuray shirka horumarinta Beeraha oo socon doona muddo laba maalmood ah iyada oo lagu soo aadiyay Xuska Maalinta cuntada Adduunka.

Madasha ayaa lagu soo bandhigay cuntooyinka noocyadooda kala duwan ee ka baxa Beeraha gobolada Mudug, Nugaal, Karkaar, Bari, Sanaag iyo Haylaan.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Beeraleyda Puntland sida wanaagsan ee ay uga faa’iidaysteen khayraadka dalka isaga oo kula dar-daarmay inay sii xoojiyaan ka dowlad ahaana ay garab buuxa u yihiin Beeralayda dalka, sidoo kalena socdaan dedaalo dowladdu ugu raadinayso Beeralayda maalgashi balaadhan si ay ula jaan qaadaan Beeralayda gobolka.

Munaasabada waxa kasoo qayb galay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha, Maaliyada, Caafimaadka, Qorshaynta, Deegaanka, Shaqada iyo Shaqaalaha, Warfaafinta, Wasiir Ku-xigeenada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo Biyaha iyo Tamarta, Guddoomiyaha Guddiga Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada, Hay’addo Caalamiya iyo masuuliyiin kale.

W/Q:Muktar Jama.
The Puntland Times

16/10/2024

Welcome We are Now Open To everyone.

Address

Jidka 30ka
Jijiga
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CeelCad Media Inc. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category