Suxufi Xerow yare

Suxufi Xerow yare Page kani wuxuu ufuranyahay inuu idiinso gudbiyo wixii kusabsan macluumadka danaha shacabka

Habeen wanaagsan Asaxabta waxaa sawirka igu wehelinaya aroos mahamed  hassan bahdoon Abtidoon iyo Ismaaciil ahmed   Suxu...
22/11/2023

Habeen wanaagsan Asaxabta waxaa sawirka igu wehelinaya aroos mahamed hassan bahdoon Abtidoon iyo Ismaaciil ahmed Suxufi Xerow yare

22/11/2023

Ugu dambayn Magaalada lafaciise oo lagu darey xafad 6aad laga kala jaray xaafadaha 3aad iyo 4aad kana bilaabmaysa jidka jigjiga una kala Dhaxaysa dugsiga sare iyo dhalhtarka Dugsiga sare 6aad halka dhakhtarkyna Noqonayo afraad.

Hogaaminta cusub ee 6 xaafadood magaaladdalafaciise ayaan inila wadaagi doonaa
Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi Xerow yare

Barqo wanaagsan Asaxabta waxaa sawirka igu wehelinaya Jamaal iyo abdisalan hassan bahdoon Suxufi Xerow yare
22/11/2023

Barqo wanaagsan Asaxabta waxaa sawirka igu wehelinaya Jamaal iyo abdisalan hassan bahdoon Suxufi Xerow yare

Xaflada xil-wareejinta, wasiir Cabdinasir Abdinasir Buuni uu kula wareegi doono wasaarada xidhiidhka golayaasha qaranka ...
21/11/2023

Xaflada xil-wareejinta, wasiir Cabdinasir Abdinasir Buuni uu kula wareegi doono wasaarada xidhiidhka golayaasha qaranka iyo arimaha dastuurka oo beri ka qabsoomi doonta hoolka hay ada shaqaalaha hadii rabi idmo.

21/11/2023

Reer Borama oo Amaan ugu Qubeeyay Wasiir Abdinasir Buuni "Madaxweyne maanta uunbaad magacowday Wasiirkii Gobolka"

Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena
Suxufi Xerow yare

Habeen wanaagsan bahda iyo asaxabta Qaaliga ah waxaa sawirka igu wehelinaya garsoore   Shugri    hassan Bahdon Suxufi Xe...
21/11/2023

Habeen wanaagsan bahda iyo asaxabta Qaaliga ah waxaa sawirka igu wehelinaya garsoore Shugri hassan Bahdon
Suxufi Xerow yare

Dhalinyaradda sida joogta ah igala Socota  .  Muhumed daahir wuxuu ka mid yahay Dhalinyarada u dhalatey magaalada lafaci...
21/11/2023

Dhalinyaradda sida joogta ah igala Socota .

Muhumed daahir wuxuu ka mid yahay Dhalinyarada u dhalatey magaalada lafaciise balse Shaqo u jooga jabuuti sida toos ah igu Xidhan bogayga Suxufi Xerow yare waxaana ku kulanay Arooskii shalay mahamed hasan bahdoon. Soo dhawaw sxp

Hambalyo meher wacan.Hambalyo hambalyo waxaan halkan hambalyo Uga dirayaa wllky qaaliya Mudane   Hasan bahdoon iyo dumas...
20/11/2023

Hambalyo meher wacan.

Hambalyo hambalyo waxaan halkan hambalyo Uga dirayaa wllky qaaliya Mudane Hasan bahdoon iyo dumashidey qaaliya Marwo jigre qaalib oo saaka taariikhdu Ahyd 20/11/2023 --10/3/2016 meherkoodu ka dhacay magaalada lafaciise Waxaana leenahay labadii isku waara ee ubad Khayr qaba kala hela reerkiina gacal iyo sokeeyaba lagu farax

18/11/2023

Buugga casrigii dahabiga ahaa ee islaamka ayaa lagu soo bandhigay Magalada Borama.

Qoraa Muna Sh axmed sh cabdiqaadir waa gabadh ree jig-jiga hala bogaadiyo oo hala share gareeyo Suxufi Xerow yare

Hoggaamiye la dareen ah dadkiisa β€” Cabdi Cismaan DhagaweyneXabiibul Malaayiin Welcome to Gabiley, Awdal iyo Salal.πŸ™πŸ™πŸ™
18/11/2023

Hoggaamiye la dareen ah dadkiisa β€”
Cabdi Cismaan Dhagaweyne

Xabiibul Malaayiin Welcome to Gabiley, Awdal iyo Salal.πŸ™πŸ™πŸ™

Kulan qiimo badan iyo is waraysi Maamulka magaalada lafaciise iyo Kulan qiimo badan oo dhex-maray culimo ka soo jeeda ma...
18/11/2023

Kulan qiimo badan iyo is waraysi
Maamulka magaalada lafaciise iyo Kulan qiimo badan oo dhex-maray culimo ka soo jeeda magaalada lafaciise oo uu hogaaminayay sheekh cabdi risaaq sheekh cabdi aadan.

Gudoomiyaha marwo filsan axmed Muhumed
Gudoomiye kuxigeen mudane mahdi cilmi huseen Koore
Hogaanka Nabadgalyada mudane yaasin iidle rooble
Afahayeenka magaaladda marwo saado Ahmed Abdilaahi
Waxaan la kulanay maamul wanaagsan oo jecel inay dadkooda wax u qabtaan Shaqo wanaagsan iyo hawl karnimo daacad ah baa noo muuqatay
Alalha idin barakeeyo
Sawir qaade
Suxufi Xerow yare

17/11/2023

Maayirka magaalada lafaciise oo kaashanaysa Waxgaradka iyo aqoonyahanka kabanaydka Dawladda ayaa si wadda u daahfurey Biyo galinta Xafadda ee magaaladda lafaciise.

dhanka kale waxaa masuuliyiinta dawladda Hoose ee m/lafaciise, u mahadceliyey shacabka xafadda Afraad.

Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi Xerow yare

Maayirka magaalada lafaciise oo kaashanaysa Waxgaradka iyo aqoonyahanka kabanaydka Dawladda  ayaa si wadda u daahfurey B...
17/11/2023

Maayirka magaalada lafaciise oo kaashanaysa Waxgaradka iyo aqoonyahanka kabanaydka Dawladda ayaa si wadda u daahfurey Biyo galinta Xafadda ee magaaladda lafaciise.

dhanka kale waxaa masuuliyiinta dawladda Hoose ee m/lafaciise, u mahadceliyey shacabka xafadda Afraad.

Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi Xerow yare

15/11/2023

War Deg Deg- ah "Waxaan aad ugu faraxsanahay in xilka la iga qaaday anoo danta dadkayga ka shaqaynaya"...Wasiir Cabdi Cisman dhagawayne.

15/11/2023

Hadh gal wanaagsan
β™‘``````````β™‘````````β™‘``````β™‘``````β™‘``````β™‘`````β™‘`
Dhammaan umada muslimiinta meeelkastooy ka joogaanba daafaha caalamka waxaan hadh gal wanaagsan iniga soo leenahay caasimada DDS

15/11/2023

Bandhiga buuga casrigii dahabiga ahaa Ee islaamka.

Share gareeya Oo Meel Fog Gaadhsiiya Suxufi Xerow yare

15/11/2023

Barqo wanaagsqn iyo caasimada DDS ee magaalada jigjiga
Suxufi Xerow yare

15/11/2023

Daawo Hordhaca barnaamijkii wacyigalinta tayada wax barashada ,ee uu soo agasimay ururka Awbarre youth volunteer association

Suxufi Xerow yare πŸ™β€οΈ

Hambalyo dhalasho  wacan `β™‘`````````β™‘````````````β™‘````````β™‘```````β™‘```````β™‘``Hambalyo hambalyo waxaan halkan uga Hambaly...
14/11/2023

Hambalyo dhalasho wacan
`β™‘`````````β™‘````````````β™‘````````β™‘```````β™‘```````β™‘``
Hambalyo hambalyo waxaan halkan uga Hambalyaynayaa sxpkayga Qaaliga ah Mudane Hasan Ali Jigre iyo Dumashiday qaaliga ah marwo Aniisa hasan muuse oo saaka 7dii Subaxnimo gabadhi ugu dhalatay magaalada lafaciise
Gabadhaas ayaa waxaa loo bixiyay
Waxaan leenahay adeer soo Bar baaroo noqo tii dadkeeda diinteeda iyo dalkeeedaba Anfacda
Bahda iyo Asaxabtayda Qaaliga Aheey Aaaamiiintu waa xagiina

Liiska ardayda Gobollada Somaliland, ee ku guulaystay Deeqda Heerka 1-aad (First Degree), ee ay Somaliland ka heshay dal...
13/11/2023

Liiska ardayda Gobollada Somaliland, ee ku guulaystay Deeqda Heerka 1-aad (First Degree), ee ay Somaliland ka heshay dalka Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή.

  Masuuliyiinta ugu saraysa degmada oo uu horkacayo Gudoomiyaha degmada mudane mustafe maxamud axmed (Digale) iyo xubno ...
13/11/2023



Masuuliyiinta ugu saraysa degmada oo uu horkacayo Gudoomiyaha degmada mudane mustafe maxamud axmed (Digale) iyo xubno kamida odayaasha dhaqanka ee degmada ayaa waxaa ay kormeer ku tageen wadada isku xidhi doonta Jaare iyo Cagaar-Weyne.
Jidkani oo ay bulshadu baahi u qabtay ayaa waxaa fulinaya u dhalatay deegaanada Harawo gaar ahaan qurbo_Joogta degmooyinka awbare iyo danbal .

Suxufi Xerow yare

Hambalyo meher wacanβ™‘`β™‘``````β™‘``````β™‘`````````β™‘``````````β™‘``````β™‘``β™‘`Hambalyo hambalyo waxaaan halkan uga Hambalyayaynay...
12/11/2023

Hambalyo meher wacan
β™‘`β™‘``````β™‘``````β™‘`````````β™‘``````````β™‘``````β™‘``β™‘`
Hambalyo hambalyo waxaaan halkan uga Hambalyayaynayaa sxpkay mudane
ahmed Shide iyo dumashidey marwo mahamed oo Meherkoodu ka dhacay maalinta magaalada horumarka iyo wax soo saarka waxaana leenahay labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela guurkiina gacal iyo sokeeyaba lagu farax

Galab wanaagsan bahda iyo asaxabta Qaaliga Ah 11/112023 ❀️
11/11/2023

Galab wanaagsan bahda iyo asaxabta Qaaliga Ah 11/112023 ❀️

Wuxuu ahaa kulan magaaladda lafaciise   aan ku kulanay sxpkay   oo ah mudananha sawiraddan ini muuqda qaadey wakhti h**e
10/11/2023

Wuxuu ahaa kulan magaaladda lafaciise aan ku kulanay sxpkay oo ah mudananha sawiraddan ini muuqda qaadey wakhti h**e

10/11/2023

Lixdii gudoomiye ugu dambeeyay ee Soo maray Magaaladda horumarka iyo Wax-soo saarka Lafaciise.
Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi Xerow yare

09/11/2023

Xasuusin:-caawa waa jimce aan ku salino xabiibkeena muxamed SCW❀️

Xubno Masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDS  ayaa soo kormeeray  dugsiga sare ee Lafaciise iyo ...
08/11/2023

Xubno Masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDS ayaa soo kormeeray dugsiga sare ee Lafaciise iyo dugsiga hoyga waxbarashada ee Sheed-dheer.

08/11/2023

Hoyga dhabta ah

Raboow naga yeel kuwa hela naxariistaada janaadda aamiin

AW-BARRE
07/11/2023

AW-BARRE

Hambalyo dhalasho  wacan `β™‘`````````β™‘````````````β™‘````````β™‘```````β™‘```````β™‘``Hambalyo hambalyo waxaan halkan uga Hambaly...
07/11/2023

Hambalyo dhalasho wacan
`β™‘`````````β™‘````````````β™‘````````β™‘```````β™‘```````β™‘``
Hambalyo hambalyo waxaan halkan uga Hambalyaynayaa sxpkayga hasan cali muuse xasan dhay iyo marwadiisa oo wiil ugu dhashay isbataalka magaalada Aw-barre xalay oo salaasa ahayd taarikhduna ku beegnayd 07/11/2023 ... waxaan leehay Adeer Abti soo Barbaaar oo noqo midkii na Anfaca sidoo kale D.D.D Insh_allh

Waxaan leenahay adeer soo Bar baaroo noqo kii dadkeeda diinteeda iyo dalkeeedaba Anfacda
Bahda iyo Asaxabtayda Qaaliga Aheey Aaaamiiintu waa xagiina

Xili h**e  iyo la kulan masuuliyiinta Wasiir huseen Hogaan cali cabdi iyo fanaanad Hodan Abdirahman,K,Suleiman
07/11/2023

Xili h**e iyo la kulan masuuliyiinta Wasiir huseen Hogaan cali cabdi iyo fanaanad Hodan Abdirahman,K,Suleiman

Dayactirka wadooyinka guddaha magaalada lafaciise. Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi Xerow yare
05/11/2023

Dayactirka wadooyinka guddaha magaalada lafaciise.
Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi Xerow yare

Hambalyo meher wacanβ™‘`β™‘``````β™‘``````β™‘`````````β™‘``````````β™‘``````β™‘``β™‘`Hambalyo hambalyo waxaaan halkan uga Hambalyayaynay...
05/11/2023

Hambalyo meher wacan
β™‘`β™‘``````β™‘``````β™‘`````````β™‘``````````β™‘``````β™‘``β™‘`
Hambalyo hambalyo waxaaan halkan uga Hambalyayaynayaa sxpkay mudane osman mahamed iyo dumashiday marwo yaasiin Abdilaahi oo Meherkoodu ka dhacay maalinta magaalada horumarka iyo wax soo saarka waxaana leenahay labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela guurkiina gacal iyo sokeeyaba lagu farax

05/11/2023

Waxaa si habsami leh uga socdda magaalada lafaciise balaadhinta dayactirka Jidka Isku Xidha xafaddaha labbaad iyo Sadexaad ee Magaaladda lafaciise.

mashruuca dayactirka Jidadka magaaladda dhexdeeda kaasi oo ay fulinayso Dawlada hoose ee magaaladda lafaciise islamarkaasina laga Fulinayo cashuurta ay dawlada hoose ka ururisay Shacabka waana mid bogaadin mudan.

Waxaa xusid mudan inay magaalada horumarka iyo wax-soosaarka lafaciise ay nasiib u heshay Maamul suuban sidookale in laga Hir-galiyo islamarkaasina bilaabmo mashaarico aan laga fulin muddo labaatan Sanno Haddaba maamulka hada qabtay hogaaminta magaalada horumarka iyo wax-soosaarka lafaciise ayaa waxaa ka go,an wax qabad Muuqda.

Ugu danbayn waxaa xusid mudan inay Ahayd Dhawaan Markii la soo magacaabay maamulka cusub ee ay hogaaminayso Marwo Filsan ahmed Muhumed {indheeye} xaqiiq waxaa ka go,an maamulka cusub siday uga soo dhalaali lahaayeen doorkii loo idmaday ee ahaa gudashada waajibaadka Shaqo ee ay bulshada u hayaan

Dhanka kale waxaa ku waajiba bulshada magaalada horumarka iyo wax-soosaarka lafaciise ay la shaqeeyaan maamulka Suubane ee ay ka go,an tahay wax qabadka waayo gacmo wada jira ayay wax ku Goo,yaan hadaba bulshooy balanteenu waan inaan si hagar la,aana ula shaqayno Maamulkeena suuban.

Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi Xerow yare

Waxaa si habsami leh uga socdda magaalada lafaciise balaadhinta dayactirka Jidka Isku Xidha xafaddaha labbaad iyo Sadexa...
04/11/2023

Waxaa si habsami leh uga socdda magaalada lafaciise balaadhinta dayactirka Jidka Isku Xidha xafaddaha labbaad iyo Sadexaad ee Magaaladda lafaciise.

mashruuca dayactirka Jidadka magaaladda dhexdeeda kaasi oo ay fulinayso Dawlada hoose ee magaaladda lafaciise islamarkaasina laga Fulinayo cashuurta ay dawlada hoose ka ururisay Shacabka waana mid bogaadin mudan.

Waxaa xusid mudan inay magaalada horumarka iyo wax-soosaarka lafaciise ay nasiib u heshay Maamul suuban sidookale in laga Hir-galiyo islamarkaasina bilaabmo mashaarico aan laga fulin muddo labaatan Sanno Haddaba maamulka hada qabtay hogaaminta magaalada horumarka iyo wax-soosaarka lafaciise ayaa waxaa ka go,an wax qabad Muuqda.

Ugu danbayn waxaa xusid mudan inay Ahayd Dhawaan Markii la soo magacaabay maamulka cusub ee ay hogaaminayso Marwo Filsan ahmed Muhumed {indheeye} xaqiiq waxaa ka go,an maamulka cusub siday uga soo dhalaali lahaayeen doorkii loo idmaday ee ahaa gudashada waajibaadka Shaqo ee ay bulshada u hayaan

Dhanka kale waxaa ku waajiba bulshada magaalada horumarka iyo wax-soosaarka lafaciise ay la shaqeeyaan maamulka Suubane ee ay ka go,an tahay wax qabadka waayo gacmo wada jira ayay wax ku Goo,yaan hadaba bulshooy balanteenu waan inaan si hagar la,aana ula shaqayno Maamulkeena suuban.

Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi Xerow yare

02/11/2023

Xasuusin:-caawa waa jimce aan ku salino Xabiibkeena muxamed Scw πŸ’•

Suxufigu waa indhaha shacabka ceebna waxaa ku aha inu shacabkisa la tirsado.*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga Suxufi Xerow yar...
01/11/2023

Suxufigu waa indhaha shacabka ceebna waxaa ku aha inu shacabkisa la tirsado.

*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga Suxufi Xerow yare
Like,Fallow And Share

Address

Jigjiga Town
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suxufi Xerow yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category



You may also like