Farhan Hassen Ahmed

Farhan Hassen Ahmed Warar sugan,barnaamijyo xiiso leh, iyo Madadaalo

26/01/2024
15/01/2024
11/01/2024
08/12/2023
04/12/2023
03/12/2023
Portugal vs switzerland ayay caawa ciyaartu dhex mari doontaa iyadoo mid walbo ay doonayso ugudbka 8 dhamaadka.
06/12/2022

Portugal vs switzerland ayay caawa ciyaartu dhex mari doontaa iyadoo mid walbo ay doonayso ugudbka 8 dhamaadka.

05/09/2022

Heesta Gobolada DDS.

WAR DEGDEG AH: Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xalaalaysay natiijada doorashadii la qabtay badhtamaha bishii h**e.
05/09/2022

WAR DEGDEG AH: Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xalaalaysay natiijada doorashadii la qabtay badhtamaha bishii h**e.

Bilaal bulshaawi oo ah shaqsi caanka ka ah Baraha bulshada ayaa lagu dhaawacay muqdisho.Uduceeya walaalkeeen in Allaha c...
02/09/2022

Bilaal bulshaawi oo ah shaqsi caanka ka ah Baraha bulshada ayaa lagu dhaawacay muqdisho.

Uduceeya walaalkeeen in Allaha caafiyo🤲🏻

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa qaabilay Wafuud ballaadhan oo ka kala socda waddanka Korea, iyo hay...
30/08/2022

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa qaabilay Wafuud ballaadhan oo ka kala socda waddanka Korea, iyo hay'adda WFP.

Masuuliyiintan oo isugu jira xildhibaanno ka socda wadanka Korea iyo masuuliyiinta sare ee Hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP ayna hoggaaminayso Xildhibaan Ms. Jaejung LEE oo ka tirsan baarlamaanka wadanka Korea ayaa Warbixin kooban laga siiyay xaaladda Deegaanka gaar ahaan barakacayaasha.

Waftigan ayaa sheegay in ay door muhiim ah ay ka qaadanayaan daddaalka ay xukuumaddu ka waddo dhinaca barakacayaasha ee gurmadka degdegga ah iyada oo dhanka kalena ay dowladda kala shaqayn doonaan mashaariicaha horumarineed ee waara.

" Hadiyad Waligiis Iima keenin aniga uun baa ugayn Jiray , Waxaan ugadi jiray dhar iyo Taleefano Qaali ah "Sidaas waxaa ...
28/08/2022

" Hadiyad Waligiis Iima keenin aniga uun baa ugayn Jiray , Waxaan ugadi jiray dhar iyo Taleefano Qaali ah "

Sidaas waxaa Tiri Mabsuut oo Wiil ay wada Socdeen Mudo Laba sano ah uu ka Raacay Gabar Kale.

26/08/2022
Moqdisho iyo saaka
25/08/2022

Moqdisho iyo saaka

Maxkamadda sare ee dalka Thailand ayaa shaqadii ka joojisay Raysal wasaaraha ay maalmaha koobani u hadhsan yihiin ee Pra...
24/08/2022

Maxkamadda sare ee dalka Thailand ayaa shaqadii ka joojisay Raysal wasaaraha ay maalmaha koobani u hadhsan yihiin ee Prayuth Chan-ocha, ka dib markii ay Mucaaridku u gudbiyeen cabasho ka dhana raysal wasaaraha oo ay ku eedaynayaan in uu sharcigii gacantiisa ku qaatay isla markaana uu noqday nin ku tuntay Dastuurkii dalka u yaalley.

Mucaaridka ayaa ku baaqaya in la qabto doorasho halka Raysal wasaaraha iyo taageerayaashiisuna ay ku doodayaan in aanu weli dhammaan wakhtigii xil hayntoodu.

Waa Tartanka Hurdada oo Lagu Qabtay Koonfurta KuuriyaHal Saac Hadaad Hurudo Waxaa Lagu Siinayaa 1,400$ Qofba Qofka uu Ka...
24/08/2022

Waa Tartanka Hurdada oo Lagu Qabtay Koonfurta Kuuriya
Hal Saac Hadaad Hurudo Waxaa Lagu Siinayaa 1,400$ Qofba Qofka uu Ka Hurdo Badanyahayna Waa uu kasii Lacag Badanyahay.

Waa Mid Kamid ah Tartamada ugu Yaabka Badan aduunka
Adiga Imisa/Meeqo saac baad Hurdi Kartaa?

Nin u dhashay Dalka Sudan ayaa inta uu madaxu uu xanuunay xabbad musbaar dhakada iska dhajiyay si uu u ladnaado, hasayee...
23/08/2022

Nin u dhashay Dalka Sudan ayaa inta uu madaxu uu xanuunay xabbad musbaar dhakada iska dhajiyay si uu u ladnaado, hasayeeshee cusbitaalka ayaa loola cararay waana laga soo saaray.

Man united 2:1 Liverpool Manchester united ayaa caawa guul ka gaadhay dhigeed liverpool.
22/08/2022

Man united 2:1 Liverpool
Manchester united ayaa caawa guul ka gaadhay dhigeed liverpool.

Sadaali ciyaarta caawa
22/08/2022

Sadaali ciyaarta caawa

Musharraxii dhowaan lagaga adkaaday doorashada Kenya ee Raila Odinga ayaa maxkamadda sare ee dalkaas maanta geeyey baabu...
22/08/2022

Musharraxii dhowaan lagaga adkaaday doorashada Kenya ee Raila Odinga ayaa maxkamadda sare ee dalkaas maanta geeyey baabuur camiran oo ay ka buuxaan waraaqo uu ku caddaynayo in laga musuq maasuqay natiijadii doorashada.

Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ogolaaday in xildhibaanimo loo dhaariyo madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Farmaajo.saaka ...
21/08/2022

Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ogolaaday in xildhibaanimo loo dhaariyo madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Farmaajo.

saaka buuq ayaa hadheeyay golaha kadib markii xildhibaano uu horkacayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ay mooshin ka keeneen xasaanad siinta Farmaajo, isagoo ku eedaynaya weerarkii guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, lagu qaaday xilligii Farmaajo, xilka hayay.

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Abdulahi Farmaajo ayaa berri hor tegeya Gollaha Shacabka si loogu dhaariyo xubi...
19/08/2022

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Abdulahi Farmaajo ayaa berri hor tegeya Gollaha Shacabka si loogu dhaariyo xubinnimada Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

18/08/2022
WAR DEG DEGAGollaha Federashinka dalka Itoobiya ayaa ansixiyay in la dhiso Kililkii 12-aad ee dalka.Waxaa jirtay laba qa...
18/08/2022

WAR DEG DEGA

Gollaha Federashinka dalka Itoobiya ayaa ansixiyay in la dhiso Kililkii 12-aad ee dalka.Waxaa jirtay laba qaybood oo gobalo kala duwan ku bahaysan yihiin kuwaas oo codsanayay in Deegan laga dhigo,waxaa la ogolaaday in qayb kamid ah noqoto Deegan cusub.

Meelaha Deeganka cusub isku noqonaya ee aftida laga qaadayo waxaa kamid ah; Gobalada Wolayta,Gamo,Gofa,Debub Omo,Gedeo iyo Konso.

Gobaladii kale ee Deeganka cusub rabay ayaa kasii mid ahaan doona Deeganka Debubka.[Halaba,Kanbata,Gurage iyo Silte looma ansixini inay Kilal cusub noqdaan.]

Waa Deegankii saddexaad ee soo kordha intii Abiye Ahmed xilka hayay.

Wuxuu guursaday gabadhii uu gardaadiyey !Rich Tomkinson markii ay is jeclaadeen Evie Boucher-Locke oo 29 sanno jir ah, a...
16/08/2022

Wuxuu guursaday gabadhii uu gardaadiyey !

Rich Tomkinson markii ay is jeclaadeen Evie Boucher-Locke oo 29 sanno jir ah, ayey damacday in ay hooyadeed soo barto, laakiin waxa arrin lama filaan ah noqotay in gabdha hooyadeed iyo nin kaan ay 1990s isku meel ka shaqayn jireen, oo iyadoo xambaarsan ay shaqada la imaan jirtay, berigaas ayuu isku sawiray isagoo kor u haya gabadha yar.

Hadda wuu guursaday, waxa ayna u leedahay uur.

Uganda nin ayaa meel meydadka lugu aruuriyo labo meed ka qaatay kadib ninka uu ushaqeeyo markuu lacag siin waayay 😂Mudan...
14/08/2022

Uganda nin ayaa meel meydadka lugu aruuriyo labo meed ka qaatay kadib ninka uu ushaqeeyo markuu lacag siin waayay 😂

Mudanayaaal kusoo dhawaada Afrika 🤗

Hambalyo.Taliyaha guud ee xooga ciidanka gaarka ah ee DDS General Cabdi Cali Siyaad (Gafaydhe) iyo Ku xigeenka guud Gene...
12/08/2022

Hambalyo.

Taliyaha guud ee xooga ciidanka gaarka ah ee DDS General Cabdi Cali Siyaad (Gafaydhe) iyo Ku xigeenka guud General Abdirahman A Nour.

Address

Jijiga

Telephone

+251915017914

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan Hassen Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Farhan Hassen Ahmed:

Videos

Share

Category



You may also like