Codka shacabka

Codka shacabka Dhiirigalin iyo madadaalo

20/07/2023

BIRQOD IYO WAA BARIGA SAAKA.

100 qof dad kor u gaadhaya oo laga soo afduubay birqod ayaa xalay ku baryay jeelasha dhagax-buur.

Dadkaasi inayna danbiilayaal ahyn marka laga soo tago waxaa kamid ah oo dadkaas kujira 90 jir aana wadada kaligiis mari karin in garabka lahayyo mooyaane waliba isagoo dilan oo eega uun kasoo kacayay qalliin mardhawayd lagu sameeyay.

Waxaa kaloo kujira hooyooyin caruur nuujiyay oon caruurtoodii cidna u maqnayn ceelna u qodnayn, waxaa kaloo ku jira dhallin-yaro lagu eedeeyay reerka la xasuuqayo maba tihiine maxaa idinka galay ka hadalka waxa iyaga ku dhacaya ood facebook ugu baahiseen xaalka birqod?.

shacabkii lagu xasuuqay Qalaafe
18/07/2023

shacabkii lagu xasuuqay Qalaafe

18/07/2023

24 Kii saac ee dambsay Dhacooyinkii Deegaanka

Xalay Gaadhi rakaab ah oo kayimid Doolow kuna wajahnaa Godey ayay ciidanka guumaystaha itoobiya ee militariga ku fureen xabado lix qof baana ku dhaawacantahay

Magaalada Qalaafo ciidanka Dabaqoodhiga ( liyu polis) ayaa qof shacab ah ku Dilay Dad kalena ku dhaawacay

magaalada Birqod Saaka isla Ciidanka daba-qoodhiga ayaa ku dilay gabadh shacab ah dad kalena ku dhaawacay

*Dhamaantood ilaahay ha ubooga dhayo inta dhimatayna ha unaxariisto*

Ciidanka Guumaystaha iyo kan daba-qoodhiga mid koodna naf inooma hayo kumanaan kalena way inaga dili doonaan intaan sidan nahay

Folow saar Bogani waa kaagii

17/07/2023

WAR DEG DEG AH

Gaadhi Rikaab homey Ah oo ka Yimid dollow kunasoo wajahnaa godey ayaa xadka hargeele iyo dollow marku marayo ciidamo military Ah xabad ku fureen 4 qof ayaa dhawaaca

Waxa Magaalada wardheer dhibka iyo qalalaasaha ka wada waa ruuxan Ilaahay inuu umada dhaafiyo faataxada usoo mara Ma lii...
22/06/2023

Waxa Magaalada wardheer dhibka iyo qalalaasaha ka wada waa ruuxan Ilaahay inuu umada dhaafiyo faataxada usoo mara

Ma liibaane lagu liibaanay

Nagu soobiira Dadkaygow halkan aan kawada socono

Bal magac ubixiya damiirlaawayaashan ?
22/06/2023

Bal magac ubixiya damiirlaawayaashan ?

Ninka Walaaladii oo La xasuuqay xaafadohoodii oo tacsi taalana garoon usoo galay kubad maxaad ku tilmaami lahaydeen  ?co...
22/06/2023

Ninka Walaaladii oo La xasuuqay xaafadohoodii oo tacsi taalana garoon usoo galay kubad maxaad ku tilmaami lahaydeen ?

codka shacabka follow soo dheh

Jaamacada Qabridahar baryahan Waxyaabo badan baa kasoo cusboonaaday oo la xidhiidha musuq baahsan ma jeclaan lahayd inuu...
17/06/2023

Jaamacada Qabridahar baryahan Waxyaabo badan baa kasoo cusboonaaday oo la xidhiidha musuq baahsan

ma jeclaan lahayd inuu isbadal ka dhoco

haa ama maya

Labada wiil ee falaadu saaran tahay midka shaadhka cad waa Asrar Badru waanna ninka madaxa xisaabadka jaamacadda Qebrida...
23/04/2023

Labada wiil ee falaadu saaran tahay midka shaadhka cad waa Asrar Badru waanna ninka madaxa xisaabadka jaamacadda Qebridahar ka ah. Midka qalinjabinayana waa Sabit Badru oo ah walaalkiisi ka yaraa Asraar wuxuuna jaamacadda Dire Dhawa ka qalin jabiyay 2019 kii waanna ninka hantida oo dhan ku qoran tahay iyo shirkadaha sida Sabit engineering waana ninka gaadhiga h**e wata ee 8 milyan ah, asrarna midka 21milyan ah yuu wataa.

3 sano gudahood yaa hantidaas oo dhan jaamacadda Qebridahar laga samaystay. Maanta yaabbu ilaahay ii keenay. Aad iyo aad bay u mahadsan yihiin dhalinyarta wadaniyiinta ah ee xogtan ila wadaagtay.

Xafiiska waxbarashada ayaa masuul ka aha ardayda ay xaafadohoodii kasoo kaxaysteen Waa inay si dhakhso leh u ogaysiin wa...
10/10/2022

Xafiiska waxbarashada ayaa masuul ka aha ardayda ay xaafadohoodii kasoo kaxaysteen

Waa inay si dhakhso leh u ogaysiin waalidiinta dhalay ardayda xaaladooda inta dhaawac daran ah iyo inta fududba

Jamacada Jig Jiga University ee Magalada Jig Jiga oo Ardayda Fasalka 12 ay kugalayeen Imtixanka Finalka ayaa waxaa ka Dh...
10/10/2022

Jamacada Jig Jiga University ee Magalada Jig Jiga oo Ardayda Fasalka 12 ay kugalayeen Imtixanka Finalka ayaa waxaa ka Dhacay Rashmad iyo iska Hor imaad

intaa kabacdi waxaa Ardaydii Dhaawac ugaystay Ciidamada Fedaral Police ee ilaalin hayay Jamacada Waxaana naloo shegay in Ardaydii Dhibku soo gaadhay lagu dabiibayo Hospitalka Magalada Jig jiga ee Rifaralka.

Somalinimo Web Tv

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka shacabka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category


Other TV Channels in Jijiga

Show All