03/05/2020
*_Hadii aad ogtahay walaalkaa ayaan ogayn ee faafi
1- Ma ogtahay in ducadaadu Noqoneyso mid la aqabli,
marka aad duceysato aadaanka iyo iqaama inta
udhaxeeyso.
2- Ma ogtahay ? Halkee ayaa dembigaaga ladhigaa marka
aad tukanayso?
Rasuulku (NNKH) wuxuu yiri (qofka markuu saladaada
galo dambigiisa waxa la saaraa madixiisa iyo qoortiisa,
markasta oo uu sujuudo ama rukuucana wuu ka daataa).
kan rukuucda iyo sujuuda dadajiyow dheeree rukuucdaada
iyo sujuudaada si dambi badani kaaga daato oo ajrigaas
haka tagin. Qofka cilmi qariya qiyaamaha naar ayuu ku
noqdaa!
3- Ma ogtahay? haweeney saalixa ah ayaa dhimatay.
Qabrigeeda udgoon aya kasoo uri jiray marka ay dadku
agmarayaan, ninkeedii ayaa wuxuu yiri Suuratu Al-(mulk)
iyadoon aqriyin ma aysan seexan jirin.
Bishaarayso qofkii aqriskeeda caado ka dhigtow kuna
dadaal cadaabul qabriga ayaa looga bedbaadaa. Usheeg
qofkii aad jeceshahay anigaba waan idiin jeclahay waana
idiin sheegay!
4- Ma ogtahay? hadii aad aayatulkursiga aqriso salaad
kasta gadaasheeda adiga iyo janada mowdka ayumbaa
idiin dhexeeya!
5- Ma ogtahay? Salaada markaad tukato hadegdegin;
meshaada fadhi intii muddo ah waayo malaa'igta ayaa
rabigaa kuu baryeysa.
(ilaahow xusuusintayda sadaqa jaariya ah iiga dhig aniga
iyo waalidiintayda iyo qofkii dira).