Hido-Dhawr

Hido-Dhawr Qof kasta waxaa waajib ku ah ilaalinta hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed , jirintaankaaga waa inaad i

Waa Tartankii ka bilowday DDSI ee taariikhda galay soomali oo dhanna ay u riyaaqday taa soo abwaanku ka tagay taariikh iyo magac sare , tankale boggan waxaad kaga bogan doontaan tartanada ka socda 9 gobol ee DDSI oo dhan waxaana idin soo duubi doonaa maqal iyo qoraalba waxii ku soo kordha tartankaas haday tahay DHAANTO Cusub iyo BARNAAMIJYO kaleba walaalayaal wiil/gabadh ba waxaad si kal iyo laab

a ugu soo dhawaataan boogan cusub ee TAR-TANKA QARYAAN DHOODAAN EE DDSI WAA TAARIIKH inoo gashay hadaanahay DDSI , waxaa xusid mudan huuno inaad anshaxa iyo edaabta ka ilaaliyo aadanna noqon mid fikirkiisu ku kooban yahay waxaan hal erey iyo waxbadan ba ka soo saamaynkara shacabka iyo naftaadaba , ilaali dhaqankaaga iyo kan diinta , WELCOM TO.......... QARYAAN-DHOODAAN

MAHASANIDIN BY Cubayd jig-jiga .

Address

Jigjiga

Telephone

+251961687146

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hido-Dhawr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category



You may also like