Adeg hufan

Adeg hufan Bogan waxaan kusoo gudbindoonaa xogaha online-ka iyo fursadaha dhalinyardu kaheli karto. Iyo akhbaarta kale ee gayiga iyo caalamkaba.

"Allaah ha u naxariisto Sh.Cabdimajiid Al-zandaani oo maanta ku geeriyooday 82 jir.Zandaani waxa uu ka mid ahaa culimada...
22/04/2024

"Allaah ha u naxariisto Sh.Cabdimajiid Al-zandaani oo maanta ku geeriyooday 82 jir.

Zandaani waxa uu ka mid ahaa culimada waaweyn ee islaamka.
Abaal gaar ah ayuu igu leeyahay aniga oo waxa aan ka mid ahaa aradaydii wax ka baratay dugsiyadii uu Yaman ka aasaasay ee la odhan jiray “Almacaahid alcilmiya”

Allaah waxa aan ka baryayaa in uu dambigiisa dhaafo,u naxariisto ,xabaasha na uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada."

" إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ "

DAALLO.❤Meel loo dalxiis tago dallo aragtideedaay.
20/04/2024

DAALLO.❤
Meel loo dalxiis tago dallo aragtideedaay.

20/04/2024

Shirkii qiimaynta warbixinta waxqabadka rubuca 3aad ee kuliyada xirfadaha kala duwan ee Jigjiga ayaa ka qabsoomay gudaha kuliyadaas.

Qiimayntan ayaa intii ay socotay lagu qiimaynayay waxyaabihii qabsoomay rubacii sadexaad, waxyaabaha aan qabsoomin sobabaha ay u qabsoomi waayeen iyo isku diyaarinta rubuca xiga sidii loo sixilahaa galdaloolooyinkii rubucii sedexaad jiray axaana warxibinta soo jeediyay Mareeyaha kuliyada mudane Nasri Ahmed.

Shirkan qiimaynta oo ay goobjoog ka ahaayeen wasiir kuxigeenka Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka DDS iyo hawl wadeenada xafiiska ayaa markii qiimayntu soo dhamaatay waxaa nooga warbixisay wasiir kuxigeenka Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka DDS Marwo C/casis, qiimaynata kadib ayay masuuliyiintu kormeer kusoo mareen qaybaha kaladuwan ee kuliyada.
Somali

20/04/2024

Isha kuhay halkan si aad ula socoto online updates-ka.

Wargeyska The Guardian ayaa daah-qaaday in shirkadda Nestle ee soo saarto caanaha carruurta ee Nido ay dalalka Afrika u ...
20/04/2024

Wargeyska The Guardian ayaa daah-qaaday in shirkadda Nestle ee soo saarto caanaha carruurta ee Nido ay dalalka Afrika u soo dhoofiso caano laga soo buuxiyey sonkor; si loo yareeyo maaddooyinka kale tayda leh ee caanaha, halka ay dalalka horumaray u dirto caano dheellitiran.

Tani waxay sababtay in caruurta caanahan la siiyo ay ku dhacaan macaan iyo in ay si daran u naxaan iyaga oo yar yar!

Shirkadda Nestle ma beenin fadeexaddan, waxayna sheegtey in ay sixi doonto.

Dhakhaatiirta ayaa marar badan ku taliya in caanaha ugu wanaagsan ee ilmaha ay tahay naaska hooyada.

XIGASHO:mohamed salh.✍️

LOGO QURUX BADAN.!Ma rabtaa LOGO business, education, sports.Igala sooxiriir bogan.MAHADSANID.
19/04/2024

LOGO QURUX BADAN.!
Ma rabtaa LOGO business, education, sports.
Igala sooxiriir bogan.
MAHADSANID.

Maraykanka Oo Gollaha Amaanka Qaramada Midoobay Udiiday In Ay Falastiin U Aqoonsadan Dawlad Madax Bannaan.
19/04/2024

Maraykanka Oo Gollaha Amaanka Qaramada Midoobay Udiiday In Ay Falastiin U Aqoonsadan Dawlad Madax Bannaan.

19/04/2024

Ra'iisul Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Serbia Mudane: Ivica Dačić ayaa dhamaal hambaliyo ah u diray Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi.

Wuxuuna u rajeeyay horumar iyo hiigsi wanaagsan oo la xiriira dhanka xoojinta cilaaqaadka caalamka iyo iskaashiga dunida kala dhaxeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

29/05/2023

Madaxwayne farmmajo ayaa taageeray hanaanka doorasho qof iyo cod ah asagoo sheegay in wadar ogol lagu aado

DEGDEG waxaa xilka madaxtinimo ee wdanka turkiga kuguulaystay madaxwayne ordugan waa guul taariikhi ah iyo guul muslimii...
28/05/2023

DEGDEG
waxaa xilka madaxtinimo ee wdanka turkiga kuguulaystay madaxwayne ordugan waa guul taariikhi ah iyo guul muslimiinta oo idil waa hubaal kuwa hanka leh allah-na kuxiran inay gulaysan doonaan laakiin waa inay isbadal doonaan.

Address

Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adeg hufan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share