03/09/2022
Godey - Magaalo Magac mooyee manfac aan Helin 60 sano kadib aasaaskii magalaada .
Tusaale Kooban - Emperor Haile Selassie ayaa furay AirPortinga Magaalada Godey mudo laga joogo 60 sano ama 10 June 1966. Lakiin boqorku maanta hadii uu soo bixi laha wuu amakaagi lahaa.
Madaxwayne Mustafa Omer intaalkiisa Waa isku dayay in sawirka magalaada labadalo , iyadoo waliba Mashaariico waaawayn (Mega projects) ladhagaxdhigay lakiin majiraan wax feasible significant progress for the last 4 years.
Dhibaataduna waxaa weeye tayada maamulka Magalaada iyo Matalaada ay kuleedahay Heerdeegaan oo aad u liidata lakiin tiro ahaan badan salna ay u tahay nidaanka Lagu xushay ee ah Dano(Loyality) , caqiido( urur diimeed-ictisaam/Akhwaan/Tadaamun) dada (Minimum age of 50sano -out of context /technology Era) xidhidh ganacsi (Bussiness co-sharing) iyo dhaqan (traditional leadership ) lakiin aysan jirin tayo ama (Merit) lagu soo xushay.
Ufiirso tayada matalaada heer magaalo iyo deeg aan ee walaaaha maamulka maamulka dhagaxubuur , Qabridahar iyo Jigjiga .
Gode is calling for dagdag Ah .