“Mayihi nin ka war warsan in xilki laga qaaday markalaan ku celinaya reer Awdal inay wax ka maqan yihiin ayaan aaminsanahay “.
Ex Wasiir Dhagaweyne
Garoowe ayaa laga soo sheegayaa xaalad colaadeed oo u dhaxaysa mucaaradka iyo muxaafadka Puntland. Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa deyamaaya
Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland oo ka hadlay dacwada Cabdirisaaq Khaliif
Dagaalka gala ayaa ka soo yeedhaysa Boorama.
" Jaarso waa madaxweyne dir Garina waxaan ugu baaqayaa in dagaalka iyo faquuqa ka daayaan"Suldaan Bashiir Geele
" Soo noqda walaalayaal" Taaniyaw ilamahay soo noqda in ay dhulbahante ku soo noqonayaane xal kale ma haysaa? Waa lagaa sugayaa xaaji xall wuu jiraa lakiin ilamaha in uu idiin cuntamayo
" Muuse waxaan leeyahay intii qaranka aad la amban karaysay waad la ambatay" Ciro
Shirkada Soo Saarta Marmarka ee Janogale Oo Wacdaro ka muujisay Carwadii 11aad ee lagu soo bandhigaayey wax soo saarka Dalka
Garaad Jaamacaw reerka ha dagaal galinin wax faaido ah ka heli mayside. Dagaal wiil ayaa ku dhinta ee wiil kuma dhasho
War ka soo baxat shirkii Garaadada ee Laascaanood
Reer Ceel afweyn iyo ciidamadii Somaliland oo isku jiqq ah
Ismada iyo garaadada Dhulbahante ee Laascaanood ku sugan oo sheegay mawqifkooda ku aadan xaalada hadeer ka taagan gobolka Sool gaar ahaan Magaalada Laascaanood.
“Cabudhin iyo Cago-jugleyn inaan lagu xalin ee ciidamada waa in laga saaro magaalada gudaheeda “.
Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo ka hadlay arinta Laascaanod
Cabdimaalik coldoon oo la sii daayey
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo oo maalmo kooban qaadan doona ugu baxay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Waxaana Madaxweynaha Safarka ku wehelinaaya Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Ciise Maxamuud Keyd iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi.
Sheekh Sheegay in uu muslimiyey in ka badan milyan gaal. Ila daawo
Runtii wariyaha waraysanaya isagoon wax badan diinta ka aqoob ayuu af libaax galay kadibna waraysigii wuu ku soo oodmay
Bal ninka leh Muuse maalin kaliya ayuu wax khayr leh sameeyey ha ii yimaado" Sidaa waxaa yidhi gudooniyaha ruuxiga ah Eng Faysal