Galbed dhunyr dimed tv

Galbed dhunyr dimed tv suxufi

giyigaygu wa hodon wan dhul barwqah ee ka dhaba cadwha
06/01/2023

giyigaygu wa hodon wan dhul barwqah ee ka dhaba cadwha

01/01/2023
Dagalka shacabka galbedka gobolka siti dhunyar iyo dimed  mayina somali ahayin ooy gobolka siti ka tirsanin maxa dhacay ...
01/01/2023

Dagalka shacabka galbedka gobolka siti dhunyar iyo dimed mayina somali ahayin ooy gobolka siti ka tirsanin maxa dhacay wa wax laga yabo ee cafrtan so gadhay gobolka siti dhexdisah ay itobiya ay dawaniso

cisow hurdada ka kaca
26/12/2022

cisow hurdada ka kaca

24/12/2022
gudomiyaha somaliya aya cadeyay gursigisi
17/12/2022

gudomiyaha somaliya aya cadeyay gursigisi

wa nin farasisah oo ay qabten gesiyashi ka talin jiray gesaka Africa ee besha cise 1940 xebta silac
10/12/2022

wa nin farasisah oo ay qabten gesiyashi ka talin jiray gesaka Africa ee besha cise 1940 xebta silac

Jamac ilmi okiyeh wasirka horeh cafimadaka jabuti waxa layidhi samar sadkisa ma wayow ee ha walalin ee samir mid ilahay ...
09/12/2022

Jamac ilmi okiyeh wasirka horeh cafimadaka jabuti waxa layidhi samar sadkisa ma wayow ee ha walalin ee samir mid ilahay jecelyahay aya heli oo ori ku noqon ha ku Wallin inad gorgorad noqotid gorgoradi ad ku jirtay wad ka baxaday oo xor bad noqotay waxana kula jiro allaha wayin

08/12/2022

Asc somali wan ini salamay dhamantin wil iyo gabadh anigo dhaman somali maxamad la hadlino Kuna hadlayow codka shacabka somali galbed farin ku socoto dhaman deganka somalid iyo somali Mel kastay jogan inay garab jogsadan shacabka galbedka gobolka siti dhunyar iyo dimed waxa ka jiro dagaloh ay deganka cafarta iyo Mel kastay jogtay cafari ay uu dhantahay ayay ku so qaden shacabka galbedka gobolka siti dhunyar iyo dimed

08/12/2022

Wariye Hasan Abdi,ayay maxakamada Degmada Shiniile ku xukuntey laba sano oo xadhiga.

Wariyaha ayaa loo haystaa inuu baraha bulshada ka dhaliilay maamulka Degmada Shiniile sidda ay ehelkiisu noo sheegen.

Wariye Hasan ayaa iska fogeeyay inuu isagu leeyahay page-ka lagu dhaliilay maamulka Shiniile, balse iyadoo wax caddayna haba yaraatee lagu waayay ayaaa hadana sifo sharciga baalmarsan loogu xukumay laba sano oo xadhigga.

W/Q Shardiid MacaLin.
Voss Tv.

07/12/2022
07/12/2022
06/12/2022

Saka subaxadi wax werar ku so qaday shacabka galbedka gobolka siti dhunyar deganka cafarta cidamada luyu bolis cafarta iyo jabahada gugumeh iyo farud degmada cidhidhi ee gobolka siiti dhimasho

05/12/2022
barakici galbedka gobolka siti dhunyar iyo dimed ee ku sugna qabalayasha casbuli iyo kuwa kalaba aya wax rashina helin w...
05/12/2022

barakici galbedka gobolka siti dhunyar iyo dimed ee ku sugna qabalayasha casbuli iyo kuwa kalaba aya wax rashina helin waxa Kalo jirto dhibatoyin ku histo qabalayasha ay uu hariso qabalah casbuli qoryoh iyo shiracyow so gadhay aya Gabi ahantod la gatay ay gaten qabalayasha uu horkacayow gudomiyaha qabalah casbuli wax wax ka qabanaha ma jirto ila degmo inay la shaqeyan ayan laga yabah haday lug ku lahin xashig ayu mutisan laha waxan cod dher iyo cod gaban ba ku lenahay in wax laga qabto dhibatada sii dhaqsah wa in loga hortago cadalad Dana la mariyow wa bilahi tafiq Galbed dhunyr dimed tv

04/12/2022
30/11/2022

Galabta 6:30 maqrib nimo ayay cafar so werartay degmada qaraf ee galbedka gobolka siiti saladi maqrib nimo ayay werar culus so qaday wana liska cabiyay ee waxay cafari diyarinisa gobolka siti dhunyar iyo dimed ee shacabka galbedka gobolka siti wa inay is diyariyan Mel kastu jogo ha Hana lis difaco dhaman deganka somalida madaxda ugu sariso wa inay difacdo shacabk siti waxan Kalo la hadlina gobolka siti iyo masul iyo duqida siti iyo malqabenada melkastay jogan wa inad difacdan gobolka

27/11/2022

Wariyihii codka u ahaa galbeed Siti oo muddo uxidhan Maamulka Degmada Shinniile.

Wariye Xassan Cabdi oo 4tii sannee lasoo dhaafay cod iyo hiil u ahaa shacabkii lagu gumaaday galbeedka Siti ayaa uxidhan qaar kamida maamulka degmada oo ku haysta wax aan jirin.

Maamulka ayaa wariye xasan ku haystay" waxaad nagu aflagaadaysay page"kaasoo ah mid aan la garan wali cidda iska leh.

Wariye xasan ayaa page kiisa wargayska siti kusoo daabacay inaanu lahayn page ka warbixinta lagu qorey oo loo eekaysiiyay midka uu isagu warbixinaha ku daabaco.
Markaa waxaan leenahay maamulka gobolka iyo kuwa degmaduba wariye xasan xorriyadiisa dib ha ugu soo celiyaan.

Free wariye Xassan Cabdi.
Xigasho qoraal 📌 Waaruf TV

26/11/2022
26/11/2022
22/11/2022

Waka dhaqanki saxadaha ee amin dhaha

21/11/2022

manta. cafarti aya so weraray shacabki degmada cundhufo agagarkega qabalah adaleh saka subaxdi wararka an ka helino in uu shacabki ku dhaqan jida ay iska cabiyen

Galbed gobolka siti waxa jiro dagaloh ay ku hiso canfartu duwlada deganka canfartu luyu boliska canfartu werar ay ku hay...
20/11/2022

Galbed gobolka siti waxa jiro dagaloh ay ku hiso canfartu duwlada deganka canfartu luyu boliska canfartu werar ay ku hayan shacabka galbedka gobolka siti dhunyar iyo dimed waxan ubahanahay in ay somali Mel kastay jogto wa inay nagu garab jogsato ay naga cawiso qalabka iyo kuwa kaleh ba wa inay dadka malqabenadah ee somali ay firo garah nosoyeshan Galbed dhunyr dimed tv

intay cidayidu maqantahay wa ano waxayagigu maqanyahay farintayidu wa somalida galbed iyo kuwa matalo gobolka siti ee ca...
17/11/2022

intay cidayidu maqantahay wa ano waxayagigu maqanyahay farintayidu wa somalida galbed iyo kuwa matalo gobolka siti ee casiga igu ahay ee gurmada iyo garagar lahayin inay isku saxaney iga dhaban cadwaha igu tashaday cidhidhiga galinban ilkaha miciyadoda iyo guwsah dhig la galayow gusihina way idaleh cadwunah.gadhley igu noqoy on onyiwo harad bah igu habsaday cidlado ha liga dhabo gadhlidani somaliyey

Address

Dera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galbed dhunyr dimed tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other TV Channels in Dera

Show All