Hubeeye media

Hubeeye media If you don't know, ask. You will be a fool for the moment, but a wise man for the rest of your life.

Sawirkani waa sida uu u eegyahay nidaamkaaga dhexe ee habdhiska dareen wadaha(Central Nervous System). Qaybtan yar ee hi...
05/01/2025

Sawirkani waa sida uu u eegyahay nidaamkaaga dhexe ee habdhiska dareen wadaha(Central Nervous System). Qaybtan yar ee hilibka ah ayaa mas'uul ka ah dhammaan waxa aad ka fikirto iyo waxa aad sameyso oo dhan.

Nidaamkani dhexe (CNS) waxa uu ka kooban yahay maskaxda iyo xangulaha dhabarka.

Waxay mas'uul ka tahay dhammaan helitaanka, habaynta iyo jawaab celinta macluumaadka dareemayaasha ee ka yimaada jidhka iyo guud ahaan isku xidhka hawlaha ka socda jidhka.

~Sultan Sitiin~

30/12/2024
02/10/2024

28/February/2025 Maalinimo Jimce ah ayuu bilaaban doonaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Alle Nabad iyo Caafimaad ha inagu gaarsiiyee.

13/08/2024

Nebigu scw wuxuu yiri: “Dadka kuwa iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu salliga badan”.

اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤️

Xajj ka sannadkan:25,000 rag amniga sugaya, 40,000 mutadawiciin, 35,000 basas & darawallo, 29,000 dhaqaatiir & kalkaaliy...
13/06/2024

Xajj ka sannadkan:25,000 rag amniga sugaya, 40,000 mutadawiciin, 35,000 basas & darawallo, 29,000 dhaqaatiir & kalkaaliyayaal, 53,000 injineerro & shaqaale, 264 xarumo ambalaas, 2,500 xarumo degdeg, 28 isbitaal, 124 rug caafimaad, cunto, cabitaan & dawo bilaash ah.

~ Diini

07/05/2024

Ninbaa naag guursanaayo meel ayuu dagsanayaa., wuxuu isku sii howlayaa siduu dhaqaalo u tabcan lahaa iwm.

Qoftii ayada ahayd dariskeeda ayey is-baranayaan ka dib dariskaas mid kamida waxaa ku jirto xaas kale oo reero hanti ka so jeedo labada dhinacba.

Qoftii qoftaas kale ayey la sheekeysanee xitaa waxay so arkee qaabka ay ula-tacaamusho odaygeeda..marwadii cusbayd waxay bilaabee in ay qoftii dariskeeda ah ku daysato oo ay iska dhig-dhigto ayada oo kale tusaale qoftaas subermarket ayey ka adeegataa gabadhii cusbaydna waxay bilaabee in ay odaygeedii ku dhahdo anigane subermarket hebel ayaan adeeg ka doonaynaaye biilka ku so dar..

Durbadii-ba meesha waxaa ka bilaabmayo wareer iyo howlo..

Gabareey adiga wixii kula wacan danna kuugu jirto uun sameey oo qofna haku daysan please ..talo u gaar ah marwooyinka cusub iyo kuwa mardhow noqon rabo.☺️

❤️Waxay ku xanaanayn si jacayl leh Hada u xanaanee si jacayl leh 🫀Waalidku marka ay waynadan Waa xiliga ay dareman cidla...
06/05/2024

❤️Waxay ku xanaanayn si jacayl leh
Hada u xanaanee si jacayl leh 🫀

Waalidku marka ay waynadan Waa xiliga ay dareman cidlada iyo kalinimada taaasi oo saamaysa dareenkooda iyo maskaxdooda. Sheekada iyo wakhti laqaadashada awlaadooda waxay kudareeman nafis iyo xasilooni

Aan kawar hayno waalidka darenkooda xiligay inoo baahanyihiin
HHubeeye media

Caawa waa habeenka 27-aad ee ramadaan waa habeenada loo badiyo Laylatul-Qadriga, ducada ku dadaal ugu yaraan 2 rakco oo ...
06/04/2024

Caawa waa habeenka 27-aad ee ramadaan waa habeenada loo badiyo Laylatul-Qadriga, ducada ku dadaal ugu yaraan 2 rakco oo salaad ahna tuko saqda dhexe.

kuna dadaal Duco- salaad- quran

Aqriso Ducada Rasuulkeenaﷺ waxuu Faray Ca'Isha RC iney aqrisato.

اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا

Ilaheyoow Waxaad Tahay Mid Wax Cafiya, Cafiskana Waad Jeceshay Ee Na cafi ❤️ 🤲

Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰
╭┈─────────────
╰┈➤ 👤🖋

♡ ㅤ ❍ㅤ ⎙ ⌲
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢᵃᵛᵉ ˢʰᵃʳᵉ

Kuwo kamida oraahyadii(Axaadiistii) ugu quruxda badnaa ee uu inoo sheegay Nabigeena Muxammed scw: 1. "Midkiinna idiinku ...
25/03/2024

Kuwo kamida oraahyadii(Axaadiistii) ugu quruxda badnaa ee uu inoo sheegay Nabigeena Muxammed scw:

1. "Midkiinna idiinku awooda baddan waa midka awooda in uu xakameeyo caradiisa marka uu caroodo."

2. "Muslimka dhabta ahi waa midka ay muslimka kale ay ka nabad galaan carabkiisa iyo gacantiisa."

3. "Marka aad damacdo in aad qof wax ka sheegto ama aad iimihiisa rabto in aad tilmaamto xasuuso marka h**e kuwa aad adigu leedahay."

4. "Wixii ku shaki geliya waxaad uga tagtaa wixii aan ku shaki gelinayn."

5. "Qofka in uu yahay qof cilmi leh waxa lagu gartaa markii uu ka gaabsado wax aan khusayn isaga."

صلى الله عليه وسلم🤍.

Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"-markaad-sujuudsan tihiin labadiina dhudhun( gacan) sima oo sida Eyga ha ukala bixinina"Yacnii suj...
25/03/2024

Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"-markaad-sujuudsan tihiin labadiina dhudhun( gacan) sima oo sida Eyga ha ukala bixinina"

Yacnii sujuuda labadiina gacmood sida Eyga ha ukala bixininee kor usoo yara qaada oo iskusoo yara dhoweeya.(sawirka aad ku fahmaysaaye fiiri)


"Dadka Asal Ahaan & Mesha Laga yimi waa Afar Nuuc Mid Shanaad Majiro.1. Awlaad Aan Laheyn Hooyo Iyo Aabe : Abunaa Aadam ...
17/03/2024

"Dadka Asal Ahaan & Mesha Laga yimi waa Afar Nuuc Mid Shanaad Majiro.

1. Awlaad Aan Laheyn Hooyo Iyo Aabe : Abunaa Aadam Hooyo Dhashay Majirto Aabe Dhalayna Majiro. Qudrada Illahey Ayuu Ku ahaaday Abunaa Aadam.

2. Awlaad aabe Leh Oo Hooyo Laheyn : waa Hooyo Xaawo Abaheeyna Aadam Feertisaa Laga Uumay/laga Abuuray. Oo waa Dhinac Aadam Kamida

3. Awlaad Hooyo Leh Oo Aan Aabe Laheeny : Waa nabiyulaahi ciisa Cs maryama Kalya Ayaa Dhashay oo Nabi ciisa Cs Aabe malaha Iilhey Qudradiisa Ayuu Ku dhashay

4. iyo Awlaad Hooyo Iyo Aabe Leh : Waana Maqluuqa Anaga Ah Ee Shanta qaarad Ku Dhaqan.

Sheikh Nuradiin Rooble 🗣

Dhamaantood Waxay Haysteen Diinta Kiristaanka Marka Laga reebo Wiilka dhexda Kujira oo Muslim ahaa waana Dhalinyaro Saax...
01/03/2024

Dhamaantood Waxay Haysteen Diinta Kiristaanka Marka Laga reebo Wiilka dhexda Kujira oo Muslim ahaa waana Dhalinyaro Saaxiibo ahaa.

Sawirka Danbe waa ayagoo Masjidka ku sugan Dhamaantoodna waa soo wada Islaameen waxaana soo islaamiyey Saaxiibkooda Dhexda Kujira, Mashallah Sawirkan wuxuu Qabsaday Baraha Bulshada Waa Tusaalaha Saaxiibka Wanaagsan.

Maxaa keenay Inaad wax ka fikirto adigoo ku jira salaadda!? Dad badan ayaa la kulma fikirka xad dhaafka ah inta lagu jir...
28/02/2024

Maxaa keenay Inaad wax ka fikirto adigoo ku jira salaadda!?

Dad badan ayaa la kulma fikirka xad dhaafka ah inta lagu jiro salaadda.
Waxaan kuu sheegayaa wax ku illowsiinaya inaad ku fikirto wax,
salaadda Kahor intaadan bilaabin salaada, dhankaaga bidix ku afuuf saddex jeer.
Waxaad dhahdaa,

" اللهم إني أعوذ بك من الشيطان الرجيم من همزه ونفخه ونفثه"

“Ilaahayow waxaan kaa magan galay shaydaanka la xarrimay, xantiisa, foodkiisa iyo candhuuftiisa”.
Faafi maxaa yeelay dad badan ayaa dhibkaas la kulmaa, waxaana Alle uga baryayaa inuu dambigeena dhaafo, inagana yeelo kuwii Jannada lagu casuumo🤍.

Ciyaarahaba wad Ku xifaaLtantaane La XifaaL-tama Cadawgiina ugu weyn uunka "shaydaaan".✊🏾🫡

Su’aal Diini ahSheeg aayada ugu gaaban Qur’aanka kariimka?
14/02/2024

Su’aal Diini ah

Sheeg aayada ugu gaaban Qur’aanka kariimka?

- Sawirkaan waa Somaliya 1991dii Xiliyada Dagaalada , Waa dad soomaliyeed oo Diyaarad Soo dagayso Ka Fiirinayaan Waxey C...
06/02/2024

- Sawirkaan waa Somaliya 1991dii Xiliyada Dagaalada , Waa dad soomaliyeed oo Diyaarad Soo dagayso Ka Fiirinayaan Waxey Cuni Lahaayeen 😔 Lama Yaabin dadka soomaliyed ee qabiilka isku dagaalaya ,

- Balse waxaan layaabaa illaa hada dadka soomaaliyed Ee mid markuu dagaalka ku adkaado Ugu Farxaa Sida iney Qudus Furteen

💔🇸🇴

05/02/2024

Dhiirigalin iyo Xikmado
Ustaad muxiyadiin cabdi

█▓▒F░O░L░L░O░W▒▓█ Follow me please💙┊┊┊▕▔╲▂▂▂╱▔▏╭━━╮╭┈╮⠀╭┈╮╭━━╮Follow me please 🕋╰╰╰┃▏╭╮⠀╭╮▕┃╯╯╯┈┃⠀┃▏┈┈▅┈┈▕┃⠀┃ Follow me ...
03/02/2024

█▓▒F░O░L░L░O░W▒▓█ Follow me please💙
┊┊┊▕▔╲▂▂▂╱▔▏
╭━━╮╭┈╮⠀╭┈╮╭━━╮Follow me please 🕋
╰╰╰┃▏╭╮⠀╭╮▕┃╯╯╯
┈┃⠀┃▏┈┈▅┈┈▕┃⠀┃ Follow me please 😇
┈┃⠀┃▏┈╰┻╯┈▕┃⠀┃
┈┃⠀╰█▓▒░M░E░▒▓█ Follow me, please 😇

NIN 30 jir ah oo leh wali wan yarahay oo guur ma gaarin somaali ayaad ku ark 😁😁😁😁Gabadh 20 jir ah oo leh hada guur diyaa...
21/01/2024

NIN 30 jir ah oo leh wali wan yarahay oo guur ma gaarin somaali ayaad ku ark 😁😁😁😁

Gabadh 20 jir ah oo leh hada guur diyaar uma ihi iyadana somaali unbaad ku arki 😁😁😁😁

-Xage loo socdaa iskaamulanimadu ma saas dhan bay u macaantahay hhhh😄😄😄😄😄

Address

Babile
03

Telephone

+251915591174

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hubeeye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hubeeye media:

Videos

Share

Category