Ogaalka geeska

Ogaalka geeska Bogan waxad ka helaysaa dhaman warar xiiso leh oo ku raali galiya

Dhacdo yaab leh: Ninkaan oo indian ah ayaa Sanadkii 1999 kii Raacay Tareen deedna Lacagtii ayuu siiyey , Marka Waxay Aha...
13/08/2022

Dhacdo yaab leh: Ninkaan oo indian ah ayaa Sanadkii 1999 kii Raacay Tareen deedna Lacagtii ayuu siiyey , Marka Waxay Ahayd in Kirish booygu usoo Celiyo 21 rupee oo udhiganta ( 0.25$ ) Kirish booygu uma soo Celin 0.25 kii..

Markaa intuu Xanaaqay ayuu Maxkamad La Fuulay Qolyihii , Maxkamadaan oo socotay 22 sano isla markaana yeelatay 122 fadhi oo mar walba Maxkamadu ka Fariisanaysay arintan
ugu dambayn Maalin Dhoweyd Ayuu Ninkaan ku Guulaystay qaddiyadii , wuxuuna Heli Doonaa 0.25$

Maxay kula tahay?

Dorashada kenya 🇰🇪 Kisumu Nin asagoo shukumaan kaliya wato safka doorashada soogalay oo sidaas ku codeeyay.Wuxuu sheegay...
10/08/2022

Dorashada kenya 🇰🇪

Kisumu Nin asagoo shukumaan kaliya wato safka doorashada soogalay oo sidaas ku codeeyay.

Wuxuu sheegay inuu dagdagsanaa oo asagoo suliga kujiro sxbkiis soowacay sidaasna kusoo baxay.

Xiliyda doorashada ee wadanka kenya waxaa dhaco waxyabo funny ah oo dadka kayabiyo

Dorashadii 2017 waxaa soo caanbaxay
“Ninkii Digirta”
Sawir ayaa laga qaaday asagoo safka kujira oo cunayo Digir, sawirkaas ayaa aad ugu faafay baraha bulshada.

08/08/2022

Shil gaadhi ayaa ka dhacay aaga hoolka sayidka kaasoo dhimasho sababay hoyo io ilmaheedi

Codsi ka yimid xildhaanad sacdiya salaadCidii sawirkaa hyso ha delete Shacabka Soomaliyed ee Sharafta leh waxaan ka cods...
07/08/2022

Codsi ka yimid xildhaanad sacdiya salaad
Cidii sawirkaa hyso ha delete

Shacabka Soomaliyed ee Sharafta leh waxaan ka codsanayaa inaad sawirkan ka saartaan baraha bulshada kana delete gareysan mobiladiina inshallaah.

07/08/2022
DEG DEG: Kumanaan Askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ayaa la xaqiijiyey in ay galaan gudaha gobalka Gedo ee Jubbaland,...
07/08/2022

DEG DEG: Kumanaan Askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ayaa la xaqiijiyey in ay galaan gudaha gobalka Gedo ee Jubbaland, kuwaas oo la wareegay sida ay ilo wareedyo xaqiijinayaan Garoonka diyaaradaha ee Doolow-Soomaaliya, kaas oo ahaa Halbowlaha ay ka dagaan duulimaadyada aada Gobalka Gedo.

Gobalkan ayaa muhiimad weyn ugu fadhiya cida gacanta kuhaysa, waxaana la aaminsan yahay in uu Udub-dhexaad u ahaa khilaafyo siyaasadeed, dhawaana Agaasimaha NISA Mahad Salaad & Madaxweyne Xassan Sheekh ay ka wada hadleen sidii gacanta loogu dhigi lahaa, iyadoo loo marayo siyaasiinta kasoo jeeda Gedo ee kasoo horjeeda maamulka hadda kajira.

Sidaas oo kale ciidamada Itoobiya, ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay gobalada Baay, Bakool iyo Hiiraan, waxaana wararku sheegayaan in ay qaadayaan howlgal ay ku doonayaan in dhammaan deegaanada Xaduudaha ay lawadagan-Soomaaliya ay kaga fogeeyaan kooxaha Argagixiso.

Wafdi kasocda Itoobiya ayaa todobaadkii h**e tagay Baladweyne, Hargeisa & Baydhabo, iyagoo kuwajahan hadda Puntland.

Laftagareen ayaa maalinkii 2-aad wada hadal laleh Dawladda Itoobiya oo ay ka wada hadlayaan Iskaashiga labada dhinac.

Wiilkaasi wuxuu u egyahay somali caana hadaba magaca qofkuu u egyahay layska rabaa
06/08/2022

Wiilkaasi wuxuu u egyahay somali caana hadaba magaca qofkuu u egyahay layska rabaa

Xaflad lagu soo dhaweynayo wasiirka Gadiidka dhulka iyo Cirka XFS Wasiir Fardowsa Osman Cigaal ayaa habeen dambe lagu qa...
06/08/2022

Xaflad lagu soo dhaweynayo wasiirka Gadiidka dhulka iyo Cirka XFS Wasiir Fardowsa Osman Cigaal ayaa habeen dambe lagu qabanaya Hotelka Marti-Soor -Garoowe ee Caasumadda Puntland.

Address

Addis Ababa

Telephone

+251925344048

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaalka geeska posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share