04/11/2022
BUSHAARO BUSHAARO (HARTASHEEKHA)
* xarunta caafimaadka ee and waxay idiin keentay adeegyo cusub iyadoo idiin keentay dhakhtar cusub oo adeegyadan idiin fulinaya..
Adeegyada uu bixinayo dhakhtarka
1. Saarida ilkaha
2.buuxinta ilkaha
3.galinta ilkaha
4.xidhida ilkaha
5.maydhida ilkaha
6. Sameynta dabarka ilkaha
7. Daweynta dhuuxa ilkaha
8. Sifeynta cirid xanuunka
9.. sawiridda ilkaha ama (dental xray)
* sidoo kale waxaa la ogaysiinayaa dadkii h**ey goobo kale uga xidhay biraha in iyagana qiimo aad u hooseeya lagaga badali doono biraha ilkaha markay u baahdaan, iyagoo ka maarmi doona safaradii ay gali jireen ..
FG:: waxaa adeegyadan la daah furayaa maalinta bari ah,, dhammaan dadka ku dhaqan hartasheekha iyo nawaaxigeeda haka faa,idaystaan...
Xaruntan ayaa kasoo hor jeeda masjidka ee magaalada
(X) Samaale Media productions