Guuxa media

Guuxa media Qalas

Dagaalka laascaanood saaka kasocda. Halkani waa khaasarayaasha madfacyada.
18/03/2023

Dagaalka laascaanood saaka kasocda. Halkani waa khaasarayaasha madfacyada.

War Dag Dag: Maxk**adda Caalamiga ee dambiyada dagaalka oo amartay in si dagdag ah loo soo xiro Madaxweynaha dalka Ruush...
17/03/2023

War Dag Dag: Maxk**adda Caalamiga ee dambiyada dagaalka oo amartay in si dagdag ah loo soo xiro Madaxweynaha dalka Ruushka Putin.

Malasoo xidhikaraa?

Waa tahriibayaal  Dharka iska dhigay Kadib markii ey u adkeysan waayen Kuleelka Xeebta sido kale waxay shegeen hadii ay ...
16/03/2023

Waa tahriibayaal Dharka iska dhigay Kadib markii ey u adkeysan waayen Kuleelka Xeebta sido kale waxay shegeen hadii ay is qaawiyaan in aan la firi karin sidaasna ay ku baxsanayan waxa kamida qaar Somaali ah.

Haayada aan xuduuda lahayn ee laanqayrta cas oo war qoraala soo saartay ayaa markii u horaysay daaha kaqaaday tirada may...
15/03/2023

Haayada aan xuduuda lahayn ee laanqayrta cas oo war qoraala soo saartay ayaa markii u horaysay daaha kaqaaday tirada maydadkii ay kasoo uruurisay fadhiisimihii ciidanka somaliland ay kaga dul guureen magaalada lascanood،
150 askari ayay sheegtay inay kasoo qaadeen aagaga daray madoobe, buurta khaarajiye, iyo agaga hotel xamda iyo guriga gobolka.

Maydadkan ayaa ahaa dhamantood ciidanka somaliland oo jaanis iyo kansho uwayay ay ciidankaas ku aasaan maadama meeshaa dagaal aan kala joogsi lahayn kasocday.

Ceerigaabo roobab baraf wata ayaa ka da'aya
15/03/2023

Ceerigaabo roobab baraf wata ayaa ka da'aya

Hayga illoobina Ducada!Nin u dhashay dalka Ciraaq ayaa si weyn uga yaabiyey dadweynaha ku xidhiidha baraha bulshada Cara...
15/03/2023

Hayga illoobina Ducada!

Nin u dhashay dalka Ciraaq ayaa si weyn uga yaabiyey dadweynaha ku xidhiidha baraha bulshada Carabta ka dib markii uu soo dhigay sawir uu buugaag gubayo

Ninkan oo lagu magacaabo Mu'ayid Al mawsin ayaa sheegay in buugaagta uu gubayaa ay yihiin kuwii dukaankiisa ee lagu qori jirey dadka daymaha ka qaatay.

Isaga oo sheegay in uu tan u sameeyey cafis ahaan maaddaama oo la gelayo Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Ninkan oo ka soo jeeda magaalada Mawsil e dalka Ciraaq ayaa dadweynaha ka codsaday in aanay ka illoobi ducada oo ay u soo duceeyaan.

Dhacdadan ayaa aad u ruxday baraha bulshada iyada oo dadku ay ku ammaaneen geesinnimada uu ninkaasi hor Ilaahay uga cafiyey dadkii uu deynta ku lahaa.

15/03/2023

Dhurwaagi wasomo tagayee lasoo wasay😂

Maanta oo kale Shab’an 22, waxaa u buuxsantay 40 sano oo uu sheekh Cabdiraxmaan Sudaysi, hogaaminayo Masjid Al-Haram.She...
15/03/2023

Maanta oo kale Shab’an 22, waxaa u buuxsantay 40 sano oo uu sheekh Cabdiraxmaan Sudaysi, hogaaminayo Masjid Al-Haram.

Sheekh Sudaysi, waxaa loo magacaabay imaamka Masjidka Al-Haram, Makah. waxaana magacaabay boqorkii h**e ee Sacuudigga eebe haw naxariistee Fahad Bin AbdulAziz, sanadkii 1984 ama 1404 ee hijrigga, isagga oo jira 22 sano.

Sheekh Sudaysi waxa uu salaadii ugu h**eeyay tujiyay 22 Shab’an 1404 ee Hijrigga, waxayna ahayd Salaadii Casar.

Wararka ka imanaya deegaanada tuulo samakaab iyo yagoori ayaa sheegaya in ina cambaashe uu baaburta biyaha dhamiya ee bo...
14/03/2023

Wararka ka imanaya deegaanada tuulo samakaab iyo yagoori ayaa sheegaya in ina cambaashe uu baaburta biyaha dhamiya ee booyadaha uu jidka ugalo isagoo biyaha kashubta sidoo kale waxaa jira reer baadiye uu xoolo nool ka boobay.

Ninkan ayaa taabacsan somaliland oo lacascnood laga qabsaday dhamaadkii bishii horre.

Wiil u dhashay dalka masar ayaa saaxiibtiisa la balamay kadibna waxay ku tiri xbbi wan xanuunsanahay guriga k**a bixi ka...
14/03/2023

Wiil u dhashay dalka masar ayaa saaxiibtiisa la balamay kadibna waxay ku tiri xbbi wan xanuunsanahay guriga k**a bixi karo wakhti kale inooga dhig, isla markii ba intuu magaalada soo aaday buu arkay iyada oo Nin kale la socta oo gaariga usaaran tahay’

Wuu xanaaqay sidaas aad u jeedaan ayuu sameeyay feedh iyo laad buu kala daalay ragg dheh”

Magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa caawa siwayn ukacsan loogana dareemaya duulaanka dagaalada kascoda ma...
08/03/2023

Magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa caawa siwayn ukacsan loogana dareemaya duulaanka dagaalada kascoda magaaladaasi.

Ciidanka police ka ee dawlad goboleedka khaatumo ayaa loo asteeyay 5/march in la xuso aas,aaskooda.
05/03/2023

Ciidanka police ka ee dawlad goboleedka khaatumo ayaa loo asteeyay 5/march in la xuso aas,aaskooda.

05/03/2023

Dawlad goboleedka khaatumo ayaa maanta ku astaysay maalinta police deegaankaas,mrch/5

Qisadda dhibanaha SL ay dishay Axmed Xasan Jaamac  (SANQOOLE) oo 26 casho kadib noloshiisa la helay, waxaa uu ku go’doon...
05/03/2023

Qisadda dhibanaha SL ay dishay Axmed Xasan Jaamac (SANQOOLE) oo 26 casho kadib noloshiisa la helay, waxaa uu ku go’doonsanaa mudadaa guri ay ku xidheen cadowgan

Address

Adis Ababa
Ababa

Telephone

+251905335949

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guuxa media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guuxa media:

Videos

Share

Category


Other TV Channels in Ababa

Show All

You may also like