Golis Media

Golis Media Golis Media Waxa aad ka helli doonto , Barnamijyo, waraar iyo Madadaalooyin ku Xiso Geliya
Ku Xidhnow Mar Walba Golis Media.

03/02/2025

:-Ciidamada Madaniga ah SSB 🦊 ee ku sugan jiidaha h**e ee dibqarax.

Hargeysa -Dab Xoog leh ayaa ka kacay suuqa Gobanimo oo ah suuqa labaad ee ugu Weyn Caasimadda Somaliland Hargeysa.
02/02/2025

Hargeysa -Dab Xoog leh ayaa ka kacay suuqa Gobanimo oo ah suuqa labaad ee ugu Weyn Caasimadda Somaliland Hargeysa.

02/02/2025

:'Ciidamada Madaniga ah Oo diyaar Garow balaadhan galay Halkani waa aaga Dibqarax furimaha h**e dagaalka.

02/02/2025

Horta Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gashandhiga waa Qoloma??😲👀

02/02/2025

Reer Somalilandow Dhinac Kasta Maanta Waxa lagu Midoobay burburinta Qarankena Gudaha Wixii yaal Quba Cawa Dabaded Difaac Qaran💪

02/02/2025

:'Ciidamada Madaniga Ee G36🦁 Oo diyaar Garow galay Halkani waa aaga Dibqarax.

02/02/2025

Intuu Qarankiisii la Dagaalamay, buu iska soo gelaya kuye Mushaharkaygii ban rabey aan reerkii Sonkor usii Qaade belo 😁

Gudida Guud Ee Beelaha Garxajis Ee suldaan Cado-Gude Gudoomiyaha U Yahay Ayaa Shacabka Ceerigaabo Waxay Ka Sugayaan Go.a...
02/02/2025

Gudida Guud Ee Beelaha Garxajis Ee suldaan Cado-Gude Gudoomiyaha U Yahay Ayaa Shacabka Ceerigaabo Waxay Ka Sugayaan Go.aanka Ay Ka Qataan Colaada Beelaha Harti Ku dhawaqeen ee Ku doonayaan In Ceerigaabo Ay Ku soo duulaan.

Gudida Garxajis Nabaday Ku dhawaqeen Waxa diiday Beelaha Harti Oo dagaal Qaatay Maxaa La gud-Boon Gudida Garxajis

02/02/2025

: Ciidamada Madaniga ah ee jidaha h**e ee dibqarax oo heegan buuxa ku jira.

02/02/2025

: "Daaroodow Ragii Dharka Idinka Dhigay idinka oo Haysta Dowladii ugu Awooda Badnayd Africa ayaa jooga Ceerigaabo ee kaalaya"..Ugaaska Beesha Garxajis

02/02/2025

:"Dagaalka Waxgaradka iyo Garaada -dinu Ku baaqay Wanu idinla qaadanay, Amar waxad ku qabtaa inaad .."

02/02/2025

:-Mid kamida ragii buqdharkayn ku laayay maatada oo wasaarada caafimaadka somaliland usoo doontay mushaharkiisii.

Gen Mustafe Burcaawi

Dagaalkii saka ka bilaamay buqdharkayin iyo yayle inta u dhexaysa aya hada ah mid degan, dagaalkuna waxa u ka bilaamay m...
02/02/2025

Dagaalkii saka ka bilaamay buqdharkayin iyo yayle inta u dhexaysa aya hada ah mid degan, dagaalkuna waxa u ka bilaamay markii ay ciidamada nabad diidka ahi is dheheen buqdharkayin gala, Balse ciidamada SSB ayaa markiiba yayle ku celiyay, Lkn Sacad kasta xaalada ayaa is bedelikarta

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye-Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan (Gaaxnuug) wuxuu hanbalyo u dirayaa dhamaan xubnaha C...
02/02/2025

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye-Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan (Gaaxnuug) wuxuu hanbalyo u dirayaa dhamaan xubnaha Ciidanka Sareeyayaasha, saraakiisha sare, saraakiisha dhexe, saraakiil xigeenada, Aliflayda iyo Dablayda. xuska sanad guurada 31aad ee ka soo wareegtay aasaska Ciidanka Qaranka oo ku astaysan 2 February.

Taliyuhu wuxuu u rajeeyay dhamaan Ciidanka Qaranka iyo xaasaskoodaba in sannadka sannadkiisa barwaaqo, guul iyo horumar Ilaahay innagu gaadhsiiyo.

31/01/2025

Qodobka 1aad,2 3,4 garanaye Kan 5aad Ma hoosasinba 😁

Eng Faysal Cali Waraabe, oo sheegay in guul Somaliland u soo hoyatay ay tahay safarkii madaxwayne cirro ku tagay imaraad...
31/01/2025

Eng Faysal Cali Waraabe, oo sheegay in guul Somaliland u soo hoyatay ay tahay safarkii madaxwayne cirro ku tagay imaraadka carabta.

31/01/2025

Waa jimce aynu badino Saliga Nabiga scw scw ❣️ scw ❤️

30/01/2025

Madaxweynaha JSL Md Cabdiraxmaan Cirro oo hadda dib ugusoo Laabtay Dalka.

Adresse

Munich

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Golis Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Golis Media senden:

Videos

Teilen

Kategorie