Diini Waxaan soo gudbiyaa sheekooyinka dad iyo goobo xiiso leh oon horay loo Sheegin fadlan LIKE iyo FOLLOW saar
(3)

13/07/2023

Waa guri iib ah oo ku yaala magaalada jijiga, wixii faah faahin ah kala xidhiidh lambarkan +251 91 505 8995

17/06/2023

Sheeko cajiib ah | ninkii waalnaa ee dadka badbaadiyay kadibna isaga loo xidhay maadaama uu dadka badbaadiyay !!

21/05/2023

Muxuu 7aadku u noqon waayay 10 maalmood ?

Ragga socodku waa u dawo hadii mowdku daayee 😊.
24/04/2023

Ragga socodku waa u dawo hadii mowdku daayee 😊.

17/04/2023

Dad badan ood garanayso ayaa maanta ku dhibaataysan xuduuda Maksiko Iyo Maraykanka !

14/04/2023

Xaafada ugu quruxda badan magaalada hargaysa ee .

13/04/2023

Sababta magaalada jigjiga u tahay magaalada ugu wanaagsan !

11/04/2023

Sida looga Soomo magaalada hargaysa.

Dhamaan asxaabta iyo walaalaha halkan iigu jira waxaan idiinkugu hambalyaynayaa bisha barakaysan ee caawa inoo bilaabmay...
22/03/2023

Dhamaan asxaabta iyo walaalaha halkan iigu jira waxaan idiinkugu hambalyaynayaa bisha barakaysan ee caawa inoo bilaabmaysa

Ramadaan kareem kulu caam wa antum bi alfi khayr inshaa allah 🥰

08/10/2022

Sida ay Addis ababa u xallisay Qashinkeeda !!!

Diyaar ma u tihiin inaad daawataan muuqaalka soo socda maanta ?!
08/10/2022

Diyaar ma u tihiin inaad daawataan muuqaalka soo socda maanta ?!

04/10/2022

Jawi Macaan, Addis Ababa oo rooban.

29/09/2022

Halkan booqo hadii aad addis ababa u safartid!

28/09/2022

Sida aan u sameeyay canjeerada ugu caansan ethiopia!

27/09/2022

Sida ay u eegtahay madaxtooyadii h**e ee ethiopia !

22/08/2022

Asc

Waxaan u baahanahay qof ila wadaaga meesha aan ka heli karo buug amma xog ku saabsan taariikhda magaalada jijiga ugu yaraan 100 sanno kahor

Fadlan comment ga iigu soo qor hadii aad igu dhaanto.

Mahadsanid.

19/08/2022

Qof walba wuxuu Jeceyl yahay Pepsi Hadana Wuxuu Iibsada Coca Colla!

Adresse

Hagenstr 4
Kaiserpfalz

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Diini erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Videos

Teilen

Kategorie


Sie können auch mögen