Mohamed Sharbi

Mohamed Sharbi Bogeena Kala Soco Wararka Ciyaaraha Madadaalo Dhacdooyinka Caalamka Iyo Samofalka.

18/12/2025

"Colaada iyo dagaalku waxay keenta dhimasho iyo dhaawac laga dhaxlo guri duma, goblan iyo Agoonimo".

Madaxweyne kuxigeenka SL oo Baaq Nabadeed diray.

18/12/2025

Wasiirka wasarada arimaha gudaha iyo amniga JSL oo ay weheliyaan iyo Wasiirka Wasaaradda Cafimadka iyo gudoomiyaha gobolka Abdirashiid Xasan Matan aya saka booqday Dadkii ku dhaawacmay Mudaharaadkii Boorama..

Isha ku Haya Goordhaw..👀
18/12/2025

Isha ku Haya Goordhaw..👀

18/12/2025

Saaka iyo Borama

studio

  Wasiirka wasarada arimaha gudaha iyo amniga JSL ayaa saaka xilkii u kala wareejiyay gudoomiyihii h**e ee gobolka Awdal...
18/12/2025

Wasiirka wasarada arimaha gudaha iyo amniga JSL ayaa saaka xilkii u kala wareejiyay gudoomiyihii h**e ee gobolka Awdal Muxumed Xasan Jaamac Xoday iyo gudoomiyaha cusub ee gobolka Abdirashiid Xasan Matan.

17/12/2025

Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ayaa magaalada London kulan kula qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka Ingiriiska ee (Somaliland APPG Officers)

17/12/2025

Maayar Maxamuud Sh.Ibraahim ayaa caawa soo Kormeeray, Qaabka ay gaadiidlaydu ugu hogaansamayaan Ishaarooyinka Baabuurta oo maanta aan daah-furnay.

Waxana uu Maayarku Muwaadiniinta gaadiidka wata ku wacyi-galinayay, inaanay wadada dhexdeeda gawaadhida dhigan (No Parking.)

17/12/2025

Borama Traffic Light 🚦

Sadam Media

17/12/2025

“Kalfadhiga Golaha Deeganka Degmada Borama ayaa saaka ka furmay, xarunta Dawladda Hoose Ee Boorama

16/12/2025

Aakhiro inay jirto aan xasuusnaano..😥😥😥

Waxaan si mug leh  u bogaadinayaa Xisaabiyaha Guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, Xasan muuse khaliif, oo maanta si dhab a...
16/12/2025

Waxaan si mug leh u bogaadinayaa Xisaabiyaha Guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, Xasan muuse khaliif, oo maanta si dhab ah u muujiyey hoggaan xilkas ah, damiir shaqo, iyo qalbi u furan dadkiisa. Safarkiisii shaqo ee uu ku maray deegaanka Dila, Kasta Bariga Degmada Boorama, wuxuu ahaa mid ka turjumaya masuul aan ku koobnayn xafiis iyo warqad, balse taagan goobta ay baahidu ka jirto.

Xisaabiyuhu wuxuu si toos ah ugu qaybiyey dawooyin muhiim ah dhakhtarka wayin iyo shacabkii gobta ahaa ee ku dhaawacmay mudaharaadadii ka dhacay magaalada Boorama, waxaa xusid mudan doorkii laxaadka lahaa ee uu ku lahaa goaankii madaxweynuhu ku joojiyey bandhiga buuga xeerciise.

Qore...Iidle Moorgan

16/12/2025

Xisaabiyaha Qaranka JSL Hassan Muuse Khaaliif oo booqday Dadkii ku dhaawacmay Mudaharaadkii Booram

Adresse

Main Frankfurt Hessen
Frankfurt
004

Telefon

+252674195921

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Mohamed Sharbi erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen