HOGOL TV

HOGOL TV news media

Dauerhaft geschlossen.
 : Kooxda Gaashaan Oo horay Loo Dhihi Jiray BCC Oo Dhowaan Heerka Kowad Usoo Dalacday Ayaa Waxaa Iibsaday Ciidanka PMPF
16/01/2025

: Kooxda Gaashaan Oo horay Loo Dhihi Jiray BCC Oo Dhowaan Heerka Kowad Usoo Dalacday Ayaa Waxaa Iibsaday Ciidanka PMPF

 : Ciidanka PMPF Ayaa Mulkiyada Kooxda Gaashaan La Wareegay Kadib Markii ay Dhowaan Usoo Dalacday Heerka kowaad Ee Puntl...
16/01/2025

: Ciidanka PMPF Ayaa Mulkiyada Kooxda Gaashaan La Wareegay Kadib Markii ay Dhowaan Usoo Dalacday Heerka kowaad Ee Puntland

16/01/2025

: Maxay Yihiin Qodobad Muhiimkaa Ee X.M Iyo Israa’iil Ay Ka Heshiiyeen Wejiga koowaad Ee Xabad Joojinta?
Abdihaafid Buruuj Hãşãń

Qasa waxay Kusoo Dhowaysay Farxad Iyo Dabaaldeg Iyagoo Dhursugaya dhamaystirka Heshiiska
15/01/2025

Qasa waxay Kusoo Dhowaysay Farxad Iyo Dabaaldeg Iyagoo Dhursugaya dhamaystirka Heshiiska

Dagaal Beeleed dib uga qarxay galbeedka gobolka Mudug, gaar ahaan Meygaagta Ayaa ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay, tir...
15/01/2025

Dagaal Beeleed dib uga qarxay galbeedka gobolka Mudug, gaar ahaan Meygaagta Ayaa ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay, tiro intaa ka badanna ku dhaawacmeen

Dagaalka ayaa yimid xilli ay socdeen dadaalo nabadeed oo lagu heshiisiinayo dhinacyada dagaalamaya iyadoona lagu ballansanaa in asbuucaan uu furmo shirka guddiyada labada dhinac.

Booliiska Jubaland Ayaa So Bandhigay Haweenaydaan Oo Ninkeeda Sun Ugu Dartay Cunada Taaso Sababtay Dhimashadiisa Masayr ...
15/01/2025

Booliiska Jubaland Ayaa So Bandhigay Haweenaydaan Oo Ninkeeda Sun Ugu Dartay Cunada Taaso Sababtay Dhimashadiisa Masayr Owgiis

Madaxwayne Xasan Shiikh "Dowladda ugu fiican adduunka ayaan ka dhigaynaa Soomaaliya, waddadeedana waan haynaa ee kalsoon...
15/01/2025

Madaxwayne Xasan Shiikh "Dowladda ugu fiican adduunka ayaan ka dhigaynaa Soomaaliya, waddadeedana waan haynaa ee kalsooni iyo fursad ha nala siiyo"

 : Raysal-wasaaraha DFS Xamse Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyey ciidamadda Puntland ee dagaalka kula jira kooxda Daacish. ...
14/01/2025

: Raysal-wasaaraha DFS Xamse Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyey ciidamadda Puntland ee dagaalka kula jira kooxda Daacish. waxa uu tacsi u direy eheladda ciidamadda geesiyaaasha ah ee dagaalkaas ku shahiiday.

Shiikh Shariif "Ethiopia bad ganacsi haday rabto Maxay jabuuti u aadi waysay mugdi baa ku jira wixi lagu heshiiyay Nabad...
14/01/2025

Shiikh Shariif "Ethiopia bad ganacsi haday rabto Maxay jabuuti u aadi waysay mugdi baa ku jira wixi lagu heshiiyay Nabad kuma imaaneyso habka Xasan Sheikh uu kula hadlayo Ethiopia, Arintan waa halis"

Xil Abdirahman Abdishukur Ayaa Yiri "Hasan Shiikh Qof Ka Awood Liita Majiro Maanta Waxa Uu Isu Haysta Inuu Yahay Nin Awo...
14/01/2025

Xil Abdirahman Abdishukur Ayaa Yiri "Hasan Shiikh Qof Ka Awood Liita Majiro Maanta Waxa Uu Isu Haysta Inuu Yahay Nin Awood Badan Waayo Waxa Uu Ku Liita Dhanka Shacabka Dhanka Siyasiyiinta Somalidana Waa Kuliita"

14/01/2025

Daahfurka Diyaarada Air Arabia Ee Magaalada Boosaso waxaa Xariga ka Jaray Gudoomiye Hon Mohamed Baarri Shire

 : Dadka ku nool magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa isu diyaarinaya burbur iyo dab hor leh; iyada oo khubara...
14/01/2025

: Dadka ku nool magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa isu diyaarinaya burbur iyo dab hor leh; iyada oo khubarada shaadaasha hawada ay sheegeen in dabeeylaha hurinaya dabka ay mar kale soo laaban karaan maanta ilaa berri, xilli uu dabkani socdo todobaad.

 : Mulkiilaha Tiktok ayaa wadahadalo hoose la furay maalqabeenka Maraykanka ah ee Elon Musk Wada xaajoodka ayaa ku saabs...
14/01/2025

: Mulkiilaha Tiktok ayaa wadahadalo hoose la furay maalqabeenka Maraykanka ah ee Elon Musk Wada xaajoodka ayaa ku saabsan in Musk uu qaato qoondada Tiktok ee Maraykanka Ama Tiktok America Ninkan ayaa hadii uu iibsado qayb ahaan Tiktok la filayaa inuu lacag ka dhigo, maadama uu horey bartii Twitter ee uu iibsaday lacag uga dhigay magaciina uga bedelay

 :Dowlada Fadralka Oo Kudhawaqday Inay Gacan Siinayso Mamulka Puntland Ee Ku Foogan Ladagalanka Kooxaha Dcish AS .
14/01/2025

:Dowlada Fadralka Oo Kudhawaqday Inay Gacan Siinayso Mamulka Puntland Ee Ku Foogan Ladagalanka Kooxaha Dcish AS .

 : Diyaaradda Imaaraadka Carab Laga leeyahay Ee Air Arabia ayaa duuliyaad rasmi ah ka bilowday Puntland Iyadoo Maanta ka...
14/01/2025

: Diyaaradda Imaaraadka Carab Laga leeyahay Ee Air Arabia ayaa duuliyaad rasmi ah ka bilowday Puntland Iyadoo Maanta kasoo Degtay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso

Dawalada Puntland ayaa dib u dhigtay dhammaan kalfadhiyada Golayaasha Degmooyinka Sabab La Xiriirta Dagaalka Ka Socda Ca...
14/01/2025

Dawalada Puntland ayaa dib u dhigtay dhammaan kalfadhiyada Golayaasha Degmooyinka Sabab La Xiriirta Dagaalka Ka Socda Calmiskaad

 : Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah Argagixi...
13/01/2025

: Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada ee ka socda Puntland
Madaxweynaha ayaa adkeeyay ahmiyada ay leedahay in si mideysan loo wajaho dagaalka Argagixisada si dib u dhiska iyo soo kabashada dalkeennu ay u noqoto mid dhiro dhal ah.

 : Ilaa Shan Jug oo aad u waa weyn ayaa Hada  lagawada maqlay Gudaha Caasimada Dalka Ee Muqdisho
13/01/2025

: Ilaa Shan Jug oo aad u waa weyn ayaa Hada lagawada maqlay Gudaha Caasimada Dalka Ee Muqdisho

Adresse

Berlin

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von HOGOL TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Videos

Teilen