Hiiraanweyn-TV

Hiiraanweyn-TV Hiiraanweyn is independent Somali TV and Radio channel that presents its latest news and programs and Our based in the France
(1)

Hiiraanweyn Media, established in 2015, is an independent Somali news organization offering television and radio services. They provide content across various platforms, including their official website, YouTube channel, and active Facebook presence.​

17/01/2026

Mareeykanka oo dhaxdhaxaadinaya masar iyo itoobiya

17/01/2026

Taliyaha Ciidanka Millatariga Somaliland iyo Xildhibaano Gaaray Jiida h**e ee Dagaalka G/Sool.

17/01/2026

Dagaal ka dhacay Magaalada Garowe iyo Xiisad Colaadeed oo ka taagan.

17/01/2026

Wakiilo ka tirsan Dowladaha Caalamka oo Maanta Gaarayo Laascanood.

17/01/2026

MW Xasan sheekh oo Maanta ka qeeyb Galayo Caleemasaarka Cabduqaadir Firdhiye.

17/01/2026

Qooyska Hogaamiyaha Mucaaradka Uganda oo la Afduubtay.

Dowladdaha Denmark, Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka, Norway, Sweden iyo Netherlands ayaa billaabay ciidamo farabadan k...
16/01/2026

Dowladdaha Denmark, Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka, Norway, Sweden iyo Netherlands ayaa billaabay ciidamo farabadan ku daabulaan jasiiradda Greenland, si ay uga difaacaan Donald Trump oo dhowr jeer ku hanjabay in uu qabsandoono jasiiradaas.

16/01/2026

Madaxweyne Qoorqoor oo dhaxgalay Shacabka Laascaanood.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Odayaasha dhaqanka waqooyi bari kala hadlay adkeynta midnimada.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed...
16/01/2026

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Odayaasha dhaqanka waqooyi bari kala hadlay adkeynta midnimada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari oo uu kala hadlay adkeynta midnimada bulshada, xasillinta nabadda iyo horumarinta dowlad-dhiska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Odeyaasha Dhaqanka ku adkeeyey doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin mideynta bulshada, ka hortagga khilaafaadka iyo xoojinta wadajirka shacabka Soomaaliyeed, isaga oo xusay in midnimada iyo wadajirku ay saldhig u yihiin dowladnimo iyo horumar.

Dhankooda, Odeyaasha Dhaqanka ee uu la kulmay Madaxweynahu ayaa ku bogaadiyey dadaalka uu ku bixiyey dhismaha Maamulka Waqooyi Bari, iyagoo muujiyey dareen Soomaalinino iyo sida ay ugu taagan yihiin in ay door firfircoon ka qaataan nabadeynta iyo dib u heshiisiinta.

16/01/2026

Banaanbax lagu taageerayo midnimada dalka oo hada Ka socdo Laascaanood.

16/01/2026

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mid ah culimada Puntland oo taageeray go aankii ay DFS dalka uga Saartay Imaaraadka.

16/01/2026

Xasan Sheekh oo noqday muddo 40 sanno ah, madaxweynihii ugu h**eeyay ee booqda Magaalada Laascaanood

Adresse

Rue Du Simplon 9
Fribourg
N/A

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hiiraanweyn-TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Hiiraanweyn-TV senden:

Teilen