Radio Galinsoor

Radio Galinsoor Ha Noolaato soomaaliya

Fermé définitivement.
MAHMAAH:Tagoogaha Ninkii laabta'oo taxarraga u diida Asaagii inuu tuugsadaa waa tu lahubaaye.
28/12/2022

MAHMAAH:
Tagoogaha Ninkii laabta'oo taxarraga u diida Asaagii inuu tuugsadaa waa tu lahubaaye.

02/12/2022

Wacdi qofkasta kusocda oo anfacaya.

Send a message to learn more

23/11/2022

Gabay kaladabeyn, Abwaan Gurbiye.

22/11/2022

Galinsoor dagmo ✅🏤
Congratulations my people 👏

22/11/2022

Galinsoor dagmo ✅ 🏤
Congratulation my people.❤
Galinsoor

20/11/2022

Power meletari of Governo sacad.

12/09/2022

Silsiladda xaldoon. Coming soon

01/09/2022
25/08/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenkiisa, Mas'uuliyiin iyo boqolaal ka mid ah bulshada ree Garoowe.

Shueib M. Ali

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira wasiirro iyo xi...
25/08/2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan — oo uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha HirShabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe)

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ujeedada safarkiisu tahay u kuurgelidda xaaladda abaaraha iyo dhiirigelinta ciidamada qalabka sida ee la dagaallamaya kooxda argagixisada.

Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa noqonaya Ra’iisul Wasaarihii ugu horreeyay ee soo booqda Beledweyne muddo 10 sano ah.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA GAROOWEGaroowe, Ogoosto 25, 2022: Madaxweynaha Jamhu...
25/08/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA GAROOWE

Garoowe, Ogoosto 25, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Karaash, Wasiirro iyo Xildhibaanno Heer Dowlad-goboleed ah iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Puntland ayaa ku qotoma u kuur-galidda xaaladda abaaraha deegaannada Puntland, dardargelinta dib-u-heshiisiinta, xoojinta wadashaqeynta heer federaal iyo heer dowlad-goboleed iyo dhageysiga talooyinka la xiriira dowladnimada ee ay qabaan bulshada Puntland, taas oo aas-aas u ah hiigsiga Madaxweynaha ee Soomaali Heshiis ah.

Madaxweyne Xasan ayaa kulammo la qaadanaya Madaxda Dowlad-goboleedka Puntland, waxgaradka, isimada, ganacsatada, dhallinyarada, haweenka iyo culimada, si uu u dul istaago xaaladda bulshada Puntland, baahiyaha ay qabaan, doorkooda horumarineed ee dalka iyo hirgelinta dowladnimada.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Abshir Cumar Huruuse iyo Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Qaranka Mudane Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari), Lataliyaasha Madaxweynaha ee Arrimaha, Federaalka Mudane Axmed Cabbaas Axmed, Dastuurka Mudane Cabduraxmaan Cabdullaahi Baadiyow, Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Arrimaha Dib u heshiisiinta Mudane Cali Cabdi Awaare iyo Agaasime Ku-xigeenka Madaxtooyada Mudane Maxamed Amiin

12/08/2022

Shiikh mustafe Haaruun khudbadii jumcaha

06/08/2022

Waxa dhacay abaaro ba’an
Sawirada dhulkii ka yimid
Qalbigeey dhaqaajiyeen
Xoolihii dhamaadayee
Dadkii baa dhimanayee
Wixii dhiig lahow kacaay

Adresse

Democratic Republic Of The
HANOOLAATOSOOMAALIYA

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Radio Galinsoor publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Vidéos

Partager