#HadalHayntaBarahaBulshadaMaanta
Baraha bulshada waxaa aad looga hadal hayaa Lamaane Somali ah oo isku aroosaday sida Hindida, waxayna Soo xirteen dharkii hidaha iyo Dhaqanka Hindida, waxaana tani ay hadal hayn ka abuurtay baraha bulshada.
Baryahan danbe waxaa meesha ka baxay in guurka lagu saleeyo diinteena suuban iyo sunadii nabigeena salalaahu caleyhi walam, waxaana aroosyadii soomaalida kusoo kordhayaa dhaqamo aan horay loo arag oo lagu as aasayo qoysas badan.
Baraha bulshada waxaa sidoo kale qabsaday lamaane soomaali ah oo wiilkii uu asturanyahay gabadhiina ay aad u qaawann tahay oo cowradeedii asy banaanka taalo.
Hadaba maxay kula yihiin arimahan, guurka sunada la waafajiyo iyo kan meel kale looga daydo maxaa farqi oo u dhaxeeyaa, saamayn intee la eg ayaa ka dhalataa?
Maxaa qaar kamid ah shacabka soomaaliyeed ka dhigay kuwa ugu nugl ee dhaqankooda iyo diintooda laga burburiyo?
Baryahan danbe maxaa keenay in aroosyadii dhaqamo shisheeye lagu saleeyo oo ay yartahay in dhaqanka soomaaliyeed iyo diinta islaamka lagu saleeyo?
#Anas iyo #Collow
BREAKING NEWS!!!:Daawo Taarikhda Sheekh Ali Gure Oo Ah Sheekh Ugu Caansan Gobolka Waqqooyi Bari Oo Maanta Ku Geryoday Magaladda Garissa
BREAKING NEWS!!!
DPP Noordin Haji Orders The Arrest Of Garissa Governor Ali Bunow Korane And 4 Other County Executives Over The Allegede Crime Of Sh233,506,000M World Bank Cash
Haddaba ha u dhibaatoonin baaqigaaga MPESA oo kugu yar sababtoo ah waxaad haysataa #FULIZAMPESA oo ah adeeg ay shirkada Safaricom kugu siinayso lacag aad ku dhamaystiratid adeegyada MPESA. Garaac *234# oo ka faaideyso fursadani.
Sideese oga faaideysatay Fuliza?
24/02/2019
Dadaab refugee camps, KENYA
Asc daman umaada somaliyed ilaahi baan idin Ku darshe haa dafina walalken abdi hassan faray oo Ku xanunsan xerada qaxootiga ee ifo. Walalken mudo 9sana ah ayu xanunsan yahay hoyadisi dashay wey walatay kadib xununk Daraan ee laso darsay wilkeda
Walashi shukri hassan faray aya IGA warbixisay xanunka walalken iyado ilmeyneyso wan la oyay wayo wan is xajiin wayay
Daman walalaha somaliyed waxa sii naxaris badan loga codsanaya in ay so cawiyan walalken
InshaAllah waxan idinka sugeyna jawab wanagsan oo farxaad galiso walalken
Fadlan share gare si walalahen kale u arkan iyaguna mahadsanidin
Wariye Abdullahi Baalgoraay
+254715041770
Shukri hassan faray ----- walashis
+254715740419
Haddaba ha u dhibaatoonin baaqigaaga MPESA oo kugu yar sababtoo ah waxaad haysataa #FULIZAMPESA oo ah adeeg ay shirkada Safaricom kugu siinayso lacag aad ku dhamaystiratid adeegyada MPESA. Garaac *234# oo ka faaideyso fursadani.
Sideese oga faaideysatay Fuliza?
Tartan kubada cagta ah oo ay maal galineyso idhacada radio midnimo aya ka furmay degmada dhadhaab Tartankan oo ay kaso qeyb galen koxaha kubada cagta ee xeryaha iyo deganka Dadaab
Radio midnimo cup
Sponsored by radio midnimo kenya
By Wariye Abdullahi Baalgoraay
Ku soo dhawaada subax wanaagsan iyo radio midnimo