Royal Family hospital

Royal Family hospital waa page rasmiga ah ee ROYAL FAMILY HOSPITAL

Mala dhiban tahay Calaamadahan ?Soo booqo Royal Family hospital oo la kulan dhakhtaradeena Dumarka
12/16/2025

Mala dhiban tahay Calaamadahan ?
Soo booqo Royal Family hospital oo la kulan dhakhtaradeena Dumarka

Waxaan daryeelnaa Bukaankeena ilaa uu ka caafimaadoRoyal Family hospital waa halka saxda ah ee aad ka helayso Daaweyn iy...
12/16/2025

Waxaan daryeelnaa Bukaankeena ilaa uu ka caafimaado
Royal Family hospital waa halka saxda ah ee aad ka helayso Daaweyn iyo Daryeel joogto

12/14/2025

Ka fa ideyso talalka cagarshowda B (Hepatitis B )oo lacag la aan ah Royal Family hospital wuxu idin haya talal ka oo lacag la an ah waxana ka fa ideysan kara qofkasta oo an qabin cagarshowga B

12/06/2025

Waa maxay xanunka tayroodka (thyroid) inta u kala baxa maxaa lagu gartaa calamadaha uu leyahay iyo waxa uu sababo

12/02/2025

Lakulanka dhaqatir iyo kumbutarka uurku jirta waa lacag la an ka faideyso fursada uu siyay isbital bulshada rer galkacyo

11/30/2025

Conputarka hoyoyinka uurka leh wa lacag la aan malin walba. kalay la kulan dhaqtarada haweyn ka Dr xafso ayatulah oo hel la talin, daweyn, iyo kumbutarka uurku jirta oo lagu ogado xalada ilamaha iyo hooyadaba Royal Family hospital

11/29/2025

Dhaqtarka xanunada guud ee royal family hospital Waa maxay xanunka galahha maxa lagu daweya hadi aad ka cawanayaid so boqo Royal Family hospital

Royal Family hospital waxaa kugu diyar ah dhaqtarada haweyn Kumbutarka uurku jirta wa lacag la aan sido kale kaarka dhaq...
11/28/2025

Royal Family hospital waxaa kugu diyar ah dhaqtarada haweyn
Kumbutarka uurku jirta wa lacag la aan sido kale kaarka dhaqtarada wa lacag la aan

Computarka hoyoyinka uurka leh wa lacag la an. Malin walba ayad ka heleysa isbital iyo dhaqtarada haweyn sido kale karka...
11/25/2025

Computarka hoyoyinka uurka leh wa lacag la an.
Malin walba ayad ka heleysa isbital iyo dhaqtarada haweyn sido kale karka wa lacag la an ka faideysi wacan

Daweynta dhaman xanunada ku dhaca wadnaha
11/25/2025

Daweynta dhaman xanunada ku dhaca wadnaha

11/17/2025

Wxa isbitalka royal yimid dhaqtarka uurku jirta iyo dhefshidka hadi ad ka cabaneysid Babasiir Gaas , calol istag , cagashow ,xanunada xamitida iyo gud ahan xanunada uur ku jirta dhaqtarka wuxu wata tuubada kamirada ee lagu ego uur ku jirta waqti koban ayu jogaya kamirada fa ideysi wacan

Maanta oo kale, Royal Family Hospital waxay bulshada u xasuusinaysaa muhiimadda ay leedahay ka hortagga iyo xakameynta x...
11/15/2025

Maanta oo kale, Royal Family Hospital waxay bulshada u xasuusinaysaa muhiimadda ay leedahay ka hortagga iyo xakameynta xanuunka sokorowga.

Diabetes waa xanuun si buuxda loo maareyn karo haddii la helo:
✔️ Ogaansho h**e
✔️ La-talin caafimaad
✔️ Cunto habboon
✔️ Jimicsi joogto ah
✔️ Kormeerka sonkorta oo joogto ah

Waxaan bulshada ugu baaqeynaa:
👉 Inay sanad walba iska baadhaan sonkorta
👉 Inay qaataan nolol caafimaad leh
👉 Inay raadsadaan daryeel caafimaad markasta oo ay dareemaan calaamado shaki leh

Royal Family Hospital waxay diyaar u tahay:
🔹 Baaritaanka sonkorta
🔹 La-talinta diabetes-ka
🔹 Qiimeyn caafimaad oo dhammeystiran
🔹 Daryeel joogto ah oo tayo sare leh

🔵 “Maaree sokortaada, badbaadi mustaqbalkaaga.”
🔵 “Caafimaadkaaga waa mudnaanta koowaad.”

Royal Family Hospital – Daryeel, Kalsooni & Khibrad Caafimaad

Address

Winnipeg, MB

Telephone

+252619821951

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Royal Family hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share