Garowe Online

  • Home
  • Garowe Online

Garowe Online Garowe Online is an independent news agency founded in 2004 and is owned by Garowe News Group. GO news media work to promote democracy and free speech.

Ujeedkeenu waxaa uu yahay in aan idinla qaybsano waxaan ka ognahay caalamka, iyo in aan kaa ogaano dhacdooyinka aduunka ee ka dhacaya halka aad kaga nooshihiin. Siyaasada ka falcelinta:

Waxaan rabnaa in aan dhisno bulsho isku tixgalisa araahda kala duwan ee laga qabi kara macluumaadka aan idiin soo gudbino, fadlan falcelintaadu ha noqoto: 1) mid aad ku ixtiraanto saaxiibkaa ama dadka kale; 2) ka

reebanow luqad xun ama mid cadaawad abuuri karta; 3) mowduucu ha ahaado mid abuura dood caafimaad qabta islamrkaana abuurta aqoon is-waydaarsi.

30/11/2025

Xildhibaan Mukhtaar oo dalbaday in caasimadda Puntland ee Garoowe loo raadiyo kabka miisaaniyadda.

Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay qaybo kamid ah dalalka Yurub iyagoo caddaalad u dalbaya Qasa iyo in maamulka YH lagula...
30/11/2025

Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay qaybo kamid ah dalalka Yurub iyagoo caddaalad u dalbaya Qasa iyo in maamulka YH lagula xisaabtamo dhibaatooyinkii ay ka geysteen marinkaasi.

Ciidamada Mareykanka iyo Puntland ayaa waaberigii dib uga baxay deegaanka, iyadoo aan laga…
30/11/2025

Ciidamada Mareykanka iyo Puntland ayaa waaberigii dib uga baxay deegaanka, iyadoo aan laga…

Sidee u dhacay howlgalkii ciidanka Mareykanka ee Baalade – Gobolka Bari?

“Marka la joogo nidaamka dowladnimo, doodaha aqooneed iyo tabashooyinka waxaa xaq u leh oo keliya cidda cashuurta bixisa...
29/11/2025

“Marka la joogo nidaamka dowladnimo, doodaha aqooneed iyo tabashooyinka waxaa xaq u leh oo keliya cidda cashuurta bixisa, maadaama ay iyagu yihiin kuwa nidaamka dhaqaajiya. Laakiin lama dhageysto oo waxba lagama tixgeliyo su’aalaha iyo cabashada kuwa aan cashuur bixin, sababtoo ah nidaamka dowladnimo qayb k**a ay ahayn. Dad badan waxaan leeyahay: ha ka dhuunteen indhaha shacabka aad cashuurtooda ka qaadanaysaan.’’

Hadalka Xildhibaanka ayaa yimid kadib markii dood ku saabsan xeerka caasimada ka dhacdey Barlamanka Puntland.

— Xildhibaan Daadir

29/11/2025

Puntland oo Booliska Interpol kala wareegtey nin ku eedaysan inuu lacag ka dhacay mid kamid ah shirkadaha ganacsiga Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa kormeeray hawlaha shaqo ee garoonka diyaaradaha Boosaaso.
29/11/2025

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa kormeeray hawlaha shaqo ee garoonka diyaaradaha Boosaaso.

29/11/2025

PUNTLAND oo awaamiir kaga dhawaaqday miyiga degmooyinka Qardho iyo Dhahar.

Mareykanka oo indhaha Caalamka iyo diiradda Warbaahinta kusoo jeediyay Soomaaliya
29/11/2025

Mareykanka oo indhaha Caalamka iyo diiradda Warbaahinta kusoo jeediyay Soomaaliya

Mareykanka oo ka fuliyay Soomaaliya in ka badan 100 duqeyn cirka ah sanadkan

29/11/2025

Trump: “Haddii aad eegto dadka Soomaalida, waxay qabsanayaan Minnesota.”

Weriye: “Maxay Soomaalidu ka leeyihiin arrintan ninkan u dhashay Afghanistaan ee toogtay xubnaha National Guard-ka?”

Trump: “Waxba. Laakiin Soomaalidu dhibaato badan ayay keeneen.”

Trump: “Waxaa noo joogta Ilhan Omar, oo aan sameyn wax aan ka ahayn inay ka cabato dalkeenna iyo Dastuurkeenna. Waxayna ka timid dal dhab ahaantii aan dal ahaynba. Waa dal burburay. Dembi baa ka buuxa. Oo qasan. Annagaana dadkooda qaadanay qaxooti ahaan — laakiin hadda ma qaadanayno dadkooda.”

Sarkaal sare oo AS ah oo lagu dilay howlgal ay fuliyeen Jubbaland iyo Danab
29/11/2025

Sarkaal sare oo AS ah oo lagu dilay howlgal ay fuliyeen Jubbaland iyo Danab

Soomaaliya: Sarkaal sare oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay howlgal ay fuliyeen Jubbaland iyo Danab

Kagame: “Afgambiyada qaar Afrika ma aha kuwo xun”
29/11/2025

Kagame: “Afgambiyada qaar Afrika ma aha kuwo xun”

Kagame: “Afgambiyada qaar Afrika ma aha kuwo xun”

Address


Website

https://t.me/garoweonline

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garowe Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garowe Online:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share