Dalmar Eman

Dalmar Eman Waa Bogga Rasmiga ah ee Dalmar Eman Media. Si aad uga mid noqoto Asxaabta Ku Taxan Boggan Fadlan Like ama Follow nasoo dheh. Madsanidiin.

Safarkaygii Waddanka Thailand 🇹🇭 oo dhamaysay tiran kasoo daawo YouTube Channel-kayga. https://youtu.be/nFAKsEn3FwY?si=J...
17/12/2025

Safarkaygii Waddanka Thailand 🇹🇭 oo dhamaysay tiran kasoo daawo YouTube Channel-kayga.
https://youtu.be/nFAKsEn3FwY?si=JhVFCLIFx20_2tsc

Bangkok, Thailand’s capital, is a large city known for ornate shrines and vibrant street life. The boat-filled Chao Phraya River feeds its network of canals,...

18/11/2025

Weligaa ha noqon xaasid!

08/09/2025

Maku jirtaa Dadka Camera-da 📷 ka baqda?.

Xidhiidhka dhexmar lammaanaha, ninku wuxuu soo daayaa 180 milyan oo shahwo ah kuwaas oo u tartama in ay bacrimiyaan keli...
23/08/2025

Xidhiidhka dhexmar lammaanaha, ninku wuxuu soo daayaa 180 milyan oo shahwo ah kuwaas oo u tartama in ay bacrimiyaan keliya hal ugxan oo ka yimi dhinaca gabadha.

180 milyan waa 10 jeer laab tirada Somalida, 5 jeer laabka tirada dadka Morocco, 4 jeer laabka tirada dadka Algeria, ku dhawaad laba-laab dadweynaha Masar.

180-kaas million dhammaantood way dhintaan inta lagu jiro safar dheer oo loogu jiro halkaas ugxan, marka laga reebo hal xabo oo shahwo ah oo badbaada oo guulaysta, shahwadaasina waa adiga.

Kadib uur ayaa dhaca oo waxad timaaddaa adduunka.
Waxaad timid adigoo dagaalyahan ah, waxaad noolayd adigoo dagaalyahan ah, oo waxaad weligaaba ahaan doontaa dagaalyahan.

Marka ay ku weydiiyaan guulahaaga nolosha, u sheeg inaad keligaa jid dheer soo martay oo aad kaalinta koowaad kaga guulaysatay 180 milyan oo dagaalyahanno kula mid ah oo dagaalka ugu jiray inay ahaadaan adiga oo kale. Weligaa ha dhayalsan kartidaada, mar haddii aad ahayd qofka ugu dheereeya.

~Xigasho...

Address

Melbourne, VIC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Eman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalmar Eman:

Share