GUBTA kusoo biiristada waa inoo muhiim
fllow and shere

Wadankii intaas oo magaalo ayaa holceysa midna waxa ey U holceysa lamagaranaayo.
27/12/2024

Wadankii intaas oo magaalo ayaa holceysa midna waxa ey U holceysa lamagaranaayo.

Hogaamiyaha kalsoonidaleh marnaba kamaleexleexdo aayaha shacabkiisa.
27/12/2024

Hogaamiyaha kalsoonidaleh marnaba kamaleexleexdo aayaha shacabkiisa.

27/12/2024

Jimcadaan waa jimcihii ugudambeeyay sanadkaa sii idlaanaya 2024

Dhibaatada rabi hakaqaado ummadda mislimiinta ah.

Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in 2 kursi oo joogto ah laga siiyo Afrika Golaha Amaanka, sidoo kale k...
12/09/2024

Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in 2 kursi oo joogto ah laga siiyo Afrika Golaha Amaanka, sidoo kale kursi joogto ah laakiin wareega ayaa la siiyay waddamada jaziiradaha ee soo koraya.

Lama xaqiijin wali labada dal ee Afrika ugu fariisan doonta labada Kursi ee joogtada ah hayeeshee wax badan Afrika ayaa ku doodday in ay hesho xubno ka mid Golaha Amaanka oo joogto ah.
Hadda kaddib waxaa ay noqon doonaan 7 joogto ah iyo mid wareega.
Galabta ayaa si rasmi ah loo shaacin doonaa faahfaahinta kuraasta cusub ee Golaha Amaanka sida uu shaaciyay Ergeyga Mareynka ee Qaramada Midoobey oo qorshahan taageeray.

11/09/2024

Degmada gubta shacabka kunool xaasid kuma ahan xafada qurbajoigta ee daarusalaam, sidaas haloosheego.

Degmada gubta 1995 tii ayey dhamesstirtay shuruudahaas degmo sidaas eytahana cidna colaad umaqabaan.

Ee ma waxaa dhibaato keentay xarun ciidan aan kasameysanaa gudaha degmadaada Sidee leygu diidikaraa?

07/09/2024

Allow dhowr dalkii aan kudhashay ee dayniile✅💗

22/08/2024

Asmeriga muwdinka ah ee dalkiisa nafhurnimada sameeya waa in uu helaan xushamadaan okale🙏

22/08/2024

Iskudayga waa qeeb kamida guusha

20/08/2024

Scw

18/08/2024

Waa shaqooyinka ugubaahidabadan maanta in laqabto.

MUQDISHO:Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti ahna Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yusuuf...
14/08/2024

MUQDISHO:Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti ahna Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yusuuf ayaa su'aal geliyey suurtagalnimada in uu Turkigu ku guulaysan karo dhex dhexaadinta uu ka dhex wado dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Wasiirka ayaa tilmaamay in uu jiro xal qarsoodi ah oo ay Jabuuti ku xallinayso xiisadda labadan dal oo ka wada tirsan ururka IGAD oo ay hadda Jabuuti guddoomiye ka tahay.

Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ka gaabsaday in uu si faah faahsan uga jawaabo waxa uu noqon karo xalkan ay Jabuuti ku dhammayn karto khilaafka Muqdisho iyo Addis ababa.

14/08/2024

Hadii dadka kuwii ugu wanagsanaa ee shaqeysanaya misana dadku eykanabadgaleen goobihii cibaadada laga hört istaago xagee usoconaa?

Kuwa dhiigyacabka ah ee dalka iyo dadkaba baa bi, iyay la. Aweydiiyo xumaantoday.

14/08/2024

Waa nin aad uqiyaamabadan abey Ahmed.

26/03/2024

naga cilmibada dastuurka dadf taageerayaayaa isku soobaxay bey leeyihiin.
waxaaba kasiidaran samigay alcadaala ayaa yidhi waxaan raali leeskaga eheen lamadhaqqajinaayo dadka dhahaaya dowladnimo marabaan .

oo shalay maxey lahaayeen qoladii magaalada gubeysay

05/03/2024

Ugandha la,aanteen soomaaliya amni manoqoteen,garoonka adan Cadane mashaqeeyeen🛩

Hada waxaan dooneynaa inaan hawada ka ilaalino dhaq dhaqaaqa Dhalinyarada .


Ugandha hadii ey beri dhahdo baraawe ama warsheekh anaaleh Qolada taladaheysa warqad cabasha ah miyey udirayaan qaramada Midoobay 😃

23/02/2024

soomaaliya waxaa lagujraa xiliyasdii raab yarida deeganada khaar waxaa kajira biya la,aan baahsan ,sanadkii dhamadayna waxaa malaayiin doolar lagubixinaayay si shacabka kunool gobalada khaar loogasamatabicin lahaa daadadkii kadhashay roobabkii ma hiigaanka ahaa.

hadaba soomaalidu kaliya markii ey dhibaatada tagan tahay miyey xasuustaan.

soo lamajooga xiligii webiyada landiifinlahaa meelihii uu fatahaadaha kasameeyana ladayactirilaa.

sida muuqata majirto maskax caafimaad qab ah oo masuuliyaas dareemeysa,hada waxaa lagacabanayaa biyala,aan .

bilakadibna daadadbaa qadaya magaalooyin khaar ,sow layaab maahan.

23/02/2024

Waa hubaak waxa kadhacaya caasimada dalka iney yijiin wax bulshada naxdin geliya.

Adresse

Vienn
Vienna

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von GUBTA erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an GUBTA senden:

Videos

Teilen