02/02/2018
LIVE : FALANQAYNTA GEYIGA SOMALIA
1- Hambalyada madaxwaynaha cusub Somaliland" , faaiidooyinka maamulka cusub ee USF soo koprdhin karo, dalal badan oo lagaga dhawaaqi doono laamo cusub .
2- Dhul balaadhsiga beelaha JEEGAANTA ee Gobolka , Saaxil IYO xeebaha galbeedka ee Saylac ilaa lawyacado oo lagu DEEGAAMAYNAYO IYO JABUTI, dhanka kalena lagu hayo SAMAROON..
3- Suldaanka guud ee Habarjeclo oo ka degay Xamar, wasiir Xayir maareeyo oo beesha habarjeclo ka soo jeeda oo halka ku soo dhaweeyay, heshiis hoosaadyo ay dawlada Farmaajo ula tageeen iyo beesha Habarjeclo oo ka cabsi qabta in dagaal labo gesold ah ay la galaan beesha habaryonis iyo Dhulbahante oo ay dhulkooda ku fideen mudadii maamulka Siilanyo
4- Muqadisnimada Somaliweyn, haddiiba maamulka Jeegaantu uu soo kaxaystay Jabuuti, hoostana la dhaqwaale qaybsamnayo dawlada federalka Xomalia, lacagtana jeegaantu isku koobayso, maxaa diidaya in laga mid noqdomidnimada Somalia, ma haboontahay in dawlad goboleedyo ka tirsan Somalia in lagu dhawaaaqo
5- Ma haboon tahay in magaca Isaaq ee korka la iska saarayo laga guuro, waayo kooxda jeegaanta ayaa magacaa ku shaqaysata, Somalilandnimada ku shaqaysata, markaa magaca Isaaq wax korka iska saaran maahan