SAYID CAQIL

SAYID CAQIL الترجمة العربية والثقافة والاقتصادية
Shere like and follow us to f

05/12/2024

Time to repentance to your creator....

01/12/2024

ka baro iskuul ka Al-Abaadir ZONE k course computer oo mudo kooban soconaysaa....

01/12/2024

" Hadaa rabbi dhegeysatid garatid waxa uu sheegeyo garaadkaagu uu halkaas gaaro Cid kale inay kuu waranto Uma baahnid... " sheikh Mustafa xaaji ismaaciil.

30/09/2024

Qur'aan ku baro su online ah....

Salaadu dhaqanka qofka wax ayeey ka badashaa, akhlaaqdiisa ayeey wax ka badashaa oo xumaha ayeey ka rebtaa, hadii aad ar...
20/09/2024

Salaadu dhaqanka qofka wax ayeey ka badashaa, akhlaaqdiisa ayeey wax ka badashaa oo xumaha ayeey ka rebtaa, hadii aad aragto adiga oo dhaqankaagu is badalin xumihiina aan wali ka harin hadana salaad. Tukanaayo saladaas ayaan ahayn saladii saxda ahayd ilee allah ayaa qur,aanka noogu shekagay in salaadu xumaha ay dadka ka reebto

Sh.mustafa xaaji ismaciil❤️

Haddaba, halkan waxaa ku jira saddex murtiyo dhaxal gal ah oo Af-Soomaali ah:
12/08/2024

Haddaba, halkan waxaa ku jira saddex murtiyo dhaxal gal ah oo Af-Soomaali ah:

24/07/2024

Palestine and the facts exists in it ...
Why is the world lying 🤥
is remarkable.

11/06/2024

The prophet Muhammad SAW said

11/06/2024

In dadna maalqabenimadooda usocoto sida Rackot ka OO kale dadna bahidoda sida rackot ka usocoto

01/06/2024

Xaalka Falastiin iyo tariikh deeda wax ka ogow

karaamada naftaada awogeed qofna haku raali galin wax aan adiga kuraali galineyn(adaa uga baahi badan kana mudan adaa le...
31/05/2024

karaamada naftaada awogeed qofna haku raali galin wax aan adiga kuraali galineyn

(adaa uga baahi badan kana mudan adaa leh lkn waxad siineysa qofka kale kaliya si aad ugu raali galisid adigo og iney thy khalad aad nafta ka galaysid)

markasta qiimahaaga aya kasareya waxkastoo aad bixineyso ee qiimahaga haku iibin raali galinta qof 🥰🫡

be strong;

29/05/2024

Allow u hiili Adoomadaada wax loo reebtey malaha muslimka kalena wey ku daawadeen dhibta iyo dulmiga lugu hayo yaarabbi gargaar kaaga ayey sugaayan .....Allahuma Amiin 🤲🤲
😢 😢 😢



29/05/2024

FIKIRKA ASALKIISA WUXUU KA YIMID NIN YAHUUDIYA OO MUNAAFIQ AH"SH.
MAXAMED CABDI UMAL"

01/05/2024

Shahaadada ugu weyn waxa weye in maalinta Aaqiro Kitaabkaga midigta lagaga dhiibo

21/02/2024

Allow ramadaanka nabad iyo caafimaad nagu gaarsii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
اللهم بلغنا شهر رمضان المبارك
اللهم آمين يارب 🤲🤲🤲🤲❤️‍🔥

04/01/2024

Xal waxaad ka dhigateen qabyaalada inaad ku xaragootaan "Abwaan bedel"

Address

Zoobe
Dubai

Telephone

+252613982417

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAYID CAQIL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SAYID CAQIL:

Videos

Share